Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

U.S.C.1991 Shocking video part 1

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
76,211
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Jan 10, 2008

http://waaberistudio.net
WSL
718 Leabridge Road
Leyton E10 6AW
London UK.

  • likes, 1 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Top Comments

  • The first guy in this program DR XUSEEN XAJII BOOD AYAA SAAKAY KU DHINTAY MAGALADA NAIROBI ALAHA U NAXARIISTEE HE WAS THE ONLY SOMALIAN WHO LIKES PEACE HADII AAN RAACI LAHEYN HADALADII OO 1991 KII JEDIYAY SACADAN DAGAL KUMA JIREEN

  • Walaalayaal aan u duceyno Marxuum Dr Bood, waxaa la isku raacsay in ujeedadiisu aheyd in Soomaaliya gaarto Maamul wanaag, nabad, horumar & caddaalad,dadkii yaqiinay waxay isku raaceen inu ahaa nin dhab ka aheyd in Siyad Bare allaha u naxariiste uu booska baneyo si loo helo caddalad, Bood kama laheyn ujeeddo u gaar ah, Alle naxariistiisii janno ka waraabiyo,runtii haddii taladiisa la yeeli lahaa, runtii arintu sidan ma ahaateen, inkastoo waxani iska qornaayeen.

see all

All Comments (111)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • walahi ninkan xussen haji bood waxaa uu mutaystay ..bilaad sharaf ilahay ha u naxaristee iyo taalo in looga dhiso muqdisho. haday nabadka dhacdo...

  • all here shut up your homeland is broken down, we are nothing more than dust. FUCK QABIIL! many is dead, yes seven million of our people has died the last 21 years of chaos. FORGET CLAN you all are Somalis.

  • Hawiye iyo darood iyo isaaq, lol bal ma iska hishiiyaan waxbaba iskuma hayaan... Doqon ilaan deer kama baxdo. lol

  • Horta waa yaabaye Hawiye maxuu u yiraah DAAROOD baan somalia ka saarey. Ma SSC bey ka saareen maya ma puntland bey ka saareen maya ma Gedo bey ka saareen maya, Ma Jubooyinka bey ka saareen maya. hawiye waxa uu ridey oo kaliya waa xukunkii siyaad barre ee daarood kama saarin somalia. Qabiil lagu dag-dago na dhibkaas ayey leedahay in xamar dagi weydo oo heer bisadaha la xuno gaartey sidii shiinaha oo kale

  • Aloow kuu naxariiso hussein haaji bood waa geesi k atagey soomaali oo dhan

  • xiligaan mogadishio siyaad bare kama bixin hawiye odiyaashooda dad heeb lagu dilaya waxaa bilaabay dowladii 20 wadanka ku maysay,hawiye xumaan waa lala raadiyay lakiin waxaan idin sheegiyaa somali dib iskuma amina doonta dowlad somali u dhanatahay lama arki doona sabarka hawiye ku dowlad ku eheed general darood 85 janan isaaq 11 hawiye 29.reer xamar 3 raxaweyn malaha cadaalad meesha ma yeelin xaga dhankasta dowlada cadalad waday xad gudubka ka darnaa shacabka lagu hayay sidaan dhaanta

  • luqada ingiriiska inta xun baa laga bartay, maxaa yeelay waxaan wax qoraya saaqidiin beey u eg yihiin inkaar alla idinku rid

  • @ghostrider4430 ur funny man..viva SOMALIA <3

  • @abeshaking370. how am i clanist? did i mention any name here idiot, while you are the one talking about tribes. and you must be an ignorant Hawiye or a idoor. get a life x

  • @somrazy3 you must be a clanist darood, the somalian people dont want you! you will die soon. already Isaaq are free!

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more