HIMILO. HORN OF AFRICA'S BEST SINGER
Top Comments
All Comments (39)
-
waji qurux badan buu leeyahy himilo wana ka hela lakiin is walaqa jooji, wax yaroo diana inad wajiga mariseyna waad u eg tahay lol
-
sxb himilo waan ku heystaa cml ma jirtoo
-
naag madow maba la arkaayo haddii mugdi kaa gasho mugdi iyo cadaan ma meel wada geli kara markay noqoto naagna runtaa wanaagsan inay midab furan tahay ayaa fiican cimilo wax la ismariyo waa dhaaftay arrintu waxay joogta xubintaa aad saluugto qal waji naaso san bushimo indho gus siil iwm
-
them ah bleach they face and skin/ god given laws them a breach/ sky them wanna reach.....bitches please
-
this tune is refering to all somali women who use DIANA AND DERNOVAT KKKKKKK SO LADIES STOP IT NOW I THINK SPECIALY REER JIBUTI THE QUEEN'S OF CHIMICAL CREAM , STOP THE IGNORENCE ALL OF U WHO USE IT NO OFFENCE TO ANYONE PARTICULARLY LOOL HMMMM
-
himilo fanaan dheh
loo bogay heesihiisa
-
salaan qimo iyo qaayo leh himilo
-
quruuxa dukaan ayeeya taala ayuu ugu digaay gabdhaheena marka gabdhoowa
madoowa iyo midabkaada ku faana ee yaana leesa cadeeyniin meykaala jagsan ku quudo hadii abuuriisa ilaahay labadalo [salaana sare himilo noolowa waligaa]
-
fanaan ilaa uu hergaisa caday soo amaano waxba ma noqdo hadii kale miyaa hooyadii oo aan lacag haysan buu arkaaya dadka laga helaa lacagta waa somaliland
alfanaan Himilo maaha kaliya fanaan ee waa aqonyahan somaliyeed. Himilo wuxuu fanaan iyo aqoonyahanba u yahay bulsho weynta somaliyeed meel walba oo ay joogaan. Himilo talent weyn ayuu leeyahay waana muwaadin somaliyeed.fanaaniinta maanta khamri in ay cabaan jaadna ay cunaan mooyee wax kale laguma yaqaan laakiin Himilo la mid maha wuu ka duwan yahay. Himilo waxaad tahay fanaan qiimo leh,,..
qaranradiye 2 years ago 6
heestan naagaha "DIANA" is mariyaah ayaa loo qaaday nooh. nayaa ha badalin abuurta. lol
AfricanBloodz 1 year ago 2