Hasan Aadan Samatar: Haad ba Haad kici:Lyrics

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
80,220
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Jan 28, 2011

Heestan waxay ka mid tahay heesaha fanaanka wayn ee Hasan aadan sida wacan u qaaday. The best Of Hasan Aadan Samatar.

  • likes, 1 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Uploader Comments (craxmaan10)

  • Heestan waxan maqlay inuu sameeyey Abwanki qallig aha ee Huryo A.H.N. waxanan lo tiriyey Shamsa Cumar A.H.N waxan u malaynaya inay dhimatay. Shamso waqtiga xaaska Xassan ayey ahayd.. waxay heestu ku timi si kaftan ahayd.. waayo Shamsa oo maraysa suuqa Hargaisa oo si wacan u labisan ayu xasan ilaaqay manu moodayn inay iyada tahay.. Intu Huryo ku yidhi waar maxay ahayd tan aad waqalka isaso hadoodilay mooda! ayu Xassan ilaaq bilaabay.. marki dambe ay iyadi noqotay ayu heesta sameeyey abwaanku.

  • @madheedhle

    mahad sanid sida wacan aad noola sharing garaysay sida ay ku timi samayntii heestan.

  • @craxmaan10 salaam

    erayada heesta qaar baa sixid u baahan xaga qoraalka sida:

    Hiyigana udgoonkaan hanqalka ula sarakacayeey

    Goray hiimsa hiimsaha hawd iyo ka yimid bari - isna ma adigu ahaa?

    Higilkana madowgii isa soo hadoodilay ma timahan halaage halabsaday daruurtiyo dabayshaa hirdamayo, Hirkina ma adigu ahaa? tks

  • @madheedhle

    waan eegi oo sixi haday khalad yihiin....mahad sanid sxb.

  • wowoiam crying i wish i was there take alot of photogragh hassan aden samtar

  • @SuperHONEY2003

    me too.

see all

All Comments (19)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • cute song

  • waxaan hee ladaha mise waa laiska daaya ohjhjk

  • ehehehehheheheh walahay kuwaan waa iga qoslisiiyeen Gabdha sida la isku ruxayo ehehehhehe FUNNY

  • kenya caadi ma ahan bajaq ku soo hartay tan waxaa ka helay gacmaha lux luxeyso bishimo kudhmaday lkkkkkk

  • Waa hees qimabadan xasan baashe waa fanaan qaliya runtii. niyow lakiin mid baan is waydiiya dadka rerxamarka marka ay hesayaan lah jadoodo waxa ay isu badashaa rer waqooyo bal ufiirso xasan adan, jubba marka ay hadlayaan waa rer xamar asalha mar alal iyo marka y qabsadaan mic ayuu ninkiiba aad modaysaa rer waqooyo. waa sida ay ila tahay aniga . hana uqadanin in aan xumaan uga jeedo i love somalis

  • @craxmaan10 ada mudan walaal- runti wa hees erayo iyo magacyo muhim u ah afka somaliga ay ku jireen lagana faaiidayo inta waxa dheer tilmaanta dadban ee abwaanku ku qaadaa dhigay quruxda gabadha. brilliant n rich lyrics

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more