Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Heestii Dalkeena Baroordiiq.mpg

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
124,500
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Jan 16, 2010

Heestan waxaa hal abuuray abwaan Cabdiraxman Sh.Axmed Gaas oo degan London waxaana fikradu ay ka timid markii uu arkay dhibaatada ba'an ay habsatay dadkii ku xasuuqmay Hotel Shamo 3 dec 2009 taasoo horeyna abwaanka kale Cabdi Shire jaamac u sameyey hees loogu magacdaray Qaylo Dhaan hadaba heestan ayaa iyana lagu magacaabaa Ololinta Nooga Daa dalka anagaa lehe
by Ibrahim Baafo london
ibrahimbaffo@hotmail.com

Category:

News & Politics

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 5 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Top Comments

  • JOOQLE waa wadani dhaba aadna wuu u mahadsan yahay, sida fiican ee uu uga damqaday arintii xanuunka badnayd ee ka dhacday hotel shamo iyo kuwan imika dhacayaba.

    SOMALIYEEY SU'AAL?

    kan abaabulayee, aayaha dalkeenii iyo aasaya nabada ee indhaha inaga ridaaya, isaga qaban waynay? maxaa qabiil ina daba dhigay iyo tafaraaruq?.

    sorry SOMALIYEEY.

  • twilter sxb.

    qolo waliba afkeeda ayay horumarisaa markaa saaxiibadan kale sidaa umay fahmin.

    mida kale hadii qaranimadii inaga luntay maaha in afku inaga lumo.

see all

All Comments (70)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • heesta markeey dhamaatay oo laistaagay midbaa fadhiyay oo cuto cunayo

  • @mucaad3

    I am from Djibouti but we are all Somalis of origin. I love this country and I hope that Somalis will wake up and become people who love their country. They must leave their differences and build their country and the future of their children. Somalis have suffered so much so it's time to rebuild this great country. May God protect all those displaced, those who suffer. Finally I hope a better future for Somalia

  • @placegoumayoo2

    AMIIN...

    Indeed well said. Most of the Somali diasporas express their emotional rather than coming up with new ideas that could resist tribilsm and promote patriotism. I don't blame them because it show that they are ignorants. Wouldn't be more worse if had lacked their expression? Also, for those who went schools in West end up pro West and secular ideas. I don't blame them either.

    I support who ever does atleast something good but not be silent.

  • aad uma famin yaa kalimadah noo qori kara aan uduceene 

  • @mucaad3

    What I want to see, that all Somalis become brothers and sisters regardless of their tribe, but that goal is far from being resolved. This is always the poor who suffer from this anarchy that lasted more than twenty years. And when I see the Somalis who are in the West, there is not much difference in those who are fighting in Somalia. May God protect Somalia

  • @placegoumayoo2

    Calaacal maahan sxb.....Music is cool way of affection not violence. But don't you see how u r also making complaints and generalization. It is obvious that most of Somalis are ignorant. Your comment seems hoax and it doesn't make sense at all.

    peace!

  • waa mahadsanyiihiin kooxdaan wadaninimo aad u weyn ayey muujinayan mararka qaarkood marka aan fiirsanayo waan murugoodaa

  • ooya oo ilmeeya qaladkeena an qirano qofkoo soomaali ah wajib ayaa ka saaran dalkiisa waxa dhacaya qof kostoo soomaali ah oo damir leh ugu yaraan niyada ka nac soomaalaay isbadal sameeya dhalanyarooy kaca oo dalkiina ku laabta kacdoon iyo midow aan sameeno is badal waan sameen karnaa waa r power , we can make change

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more