somali majaajilo (Jeyte+Kuku+Ziyaton) 1
Top Comments
All Comments (42)
-
Kkkkkkkkkkkuku like because he is fantastic i get happy
-
horta poroblemka badan kuleeelka keenay ma ogtahay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
k jeyte ala yaraxma -
barax la moodyeee burus la tuur2x
barkaas ka fiiri yaahuu taarta weeye
barkaan ka fiiri yaahuu +qumayo weeye2x
barbarkastaba bidixkastaba
guudkaan ka fiirshaba ani
kkkkkkkkkkkkk jayte naagta ma amaanay mise woo caayay kkkkkk ilaahow u naxariiso ruwaayadan dadka ka dhax muuqdo badankood maanta aaqiro ayee jiraan ilaahay ha u naxariisto anagana sidoo kale aamin aamiin yaa rabi
balan balay baroortaye2x
-
deeqo qashiin kulahaa bisinkow magac xumaa fy fan....he is funny wlh gooy kulahaa
-
kkkkkkkkkkkk jeyte allah ya rahma gacanaa u taagay
-
gabarta mageceed?
-
Cabdala nuuradiin ilaah hakunaxariisto. Gabadhii ootagan ayaa kadhax baxday.Adigoo gacadiid ujiifsaday yaa dhoonta kaagalo sida toobin kugudhaga ayadoodhameestiran kudhibo sheekada dhididkaga yaa sidii burcay ugudhashada waaaaaaaaaaaaaaaaw cadima aha yaa salaam xxxxx
-
@mohamedn14 heestan magaceeda murug eekuguheesaa bee.heesta Awees Qamiis ayaa huuska heesayo.heesta magaceeda mahubo lakin waxaa umaleenaa Gabaryahay gambala aangugadee hoogareeskaan kkkk
lol Aniga tan jeete ayaan kahelay nice
-
wat is da name of song in da end?
i like jeeyte aloow kuu naxariiso kkkkkkkkkkkkkkk owkuukuuuuuuuuuuuw wax fiyooooow
yawaayegril 4 years ago 6
Allaha u wada nazariisto nimanka Heroes ka ahaa. xoolo dadkooda wanaagsan ee qaaliga ah dilaaya ayaa micno daro ku dhameeyey dadkii wanaagsanaa ee bulshada.
abdiaziz07 2 years ago 5