Xildhibaan qaylodhaan

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
220,970
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Nov 12, 2010

Waa hees la yiraahdo XILDHIBAAN -NIMOOY XAAL QAADO

XUSHMAD BAA LAGAA DOONAYAA
HADAAD XILDHIBAAN TAHAYE
XEERKOOD ILAALISAA HABOON
IYO XUMAHA OOD DIIDID
QAAR AAN XILKABA QAADI KARIN
YAA/BAA LA SOO XULAYE
XEEBAHA KUWII IIBSADOO
WALIBA XUURTEYSAN
AYAA XIL U DAGAALAMAHAYOO
XEERNA UU QABANE
DADKA KUWII XASUUQAA KU JIRA
OO XUMAHA DHIGAYE
XABBADOO DHACEYSEY RABAAN
XOOLA BOOLIYAHE
AMISOM BEY XEYNDAAB UGU JIRAAN
XERO YAROO OODAN
XABBADUHU WAXEY DILAAN MAALINTII
MAATA XOOG DARANE
XINJIRAHA SHACABKEY DAADIYAAN
KUNA XASHAASHAANE
XAAFAD QUREY KU WADA NOOL YIHIIN
XAMARTII WEYNEEDE
XAFAFKA NABARADA QARSOON
XANAFTA NOO LAABAN
XAALUFKA AYAGAA NOOGU WACAN
XIISADAHA TAAGAN
XAQUUQUL AADAMKEY JABSHAAN
XEER MA DHOWRAANE
XURMO MALAHA RUUXII DADYAHOW
XAARAAN KU NAAXAAYE
ILAA AY LAALUUSH XAABSADAAN
XUKUN MA GOOYAANE
XARBIGU INUU SII SOCDEY
DOONAYAAN TAN IYO XIIXAAYE
XAQIIR BEY NAGA DHIGEEN/DHIGAHAYAAN
ANNAGOO DAWLAD XOOG BADANA

H O O R I S:
BAARLAMAAN XORAAN DOONEYNAA
XIISO LOO QABAAN DOONEYNAA
XAQ IN AAD DADWEYNOW LEEDIHIIN
XUKUNKU HA OGAADO
XAAFADAHA KA SOO WADA BAXOO
SHEEGTA XUBINTIINA
XAMAASADO KACSHOO XIISAD OLOLEEYA
ILAA AAD XAQIINII HESHAAN
YAAN LA XAGAL DAACIN

  • likes, 3 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Top Comments

  • Whoever It Is That Disliked This Song Is A Fool...

  • probably the 2 people that disliked this are xildhibaans. Ha ubixinina runtaad ka hadasheene

see all

All Comments (107)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • groupka qarxiska iyo bahdilka oo ka xumaaday is dilka ay is dilaayan xildhibaanada umada soomaaliyeed matali lahayeen oo maanta kuraas iyo af xumo isku adeegsanayaan waxayna ka codsanaayan beesha caalamka inay maxkamad soo tagaan raga ka danbeeyay dhibkaas waa in lagu daraa liistiga wax magarad yaasha soomaliya gaar ahaan listiga maleeshida shabaab ay ku jiraan all groupka qarxiska iyo bahdilka oo idin leh shacbiga somalida mel walba ay joogaan jimco wacan nawad wanaagsan

  • Xusseen shire Cadho ayaa ka muuqaa kkkkkkk wuxuu hada u egyahay muwaadin hadhowse aan sugno duugiisa!

  • kakakakakakak xabadoo dhacaysay rabaan xoola booliya'ee

  • kooxda qayla dhaan looma gelo karo, waa xaalada dhabta ahee ka jirta somalia. ilaahayoow u gargaar somalia iyo umadeedaba.

  • waa tan hadana maanta taagan walee Qeylodhaan team waxaad ka hadasheen runta waana idunku taageersanahay jira oo jooga Alaha noo kiin dhaafo

  • qaaladhaan waa salaamantihiin geesiyiin wada shaqadaan waa arimaha aad u fiican

  • viva qeylo dhaan  ilma ciyar jecel afkina caano lagu qabay iyo fanaanta da'da yar idinkula jira videos aad aya ugu mahad santihin shacabka somaliyeed sidaa aad ugu dheeri galisaan wanaaga

  • viva qeylo dhaan waa hees loo bahanaa waqtigeedii marak qeylodhaan cadawikiin cagata ka hoos viva qeylo dhaan qofkii ka xun sakiin laqa dheh

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more