Janaqow speaks of Al-Shabaab and their brutal killings of innocent civilians and their misinterpretion of the Quran and the Sunnah. Janaqow held the muxaadaro in of the masjids in Mogadishu broadcasted through many local radio stations.
Dadka waxaa ugu daran caamada ah oo la luminaayo, waana la suaali doona dambigoda iyo kuwii ee baadyeyen, wixii shar wado Allaha umada ka qabto iyo daba dhiflayaal
AL SHABAN NACALA TULAA CALEEK, DIIN LA WAYAAL,,FOOLS WITH GUN,,IDIOTS
dhaantoland 2 months ago
Maashaa Allah, aniga ninkaan aabahay iyo hooyaday iyo walaalahay iyo qaraabadayda iyo qabiilkayga iyo xitaa naftayda waan ka jeclahay. Jalaqow noolow
mrmahdiga 2 months ago
tagimey anaa tagsiinaa al shaab sheeydamo waa muslim maha
labaray
dad45able 4 months ago
demoqraadiyada ayaan sidan ah oo qof walba fikradiisa meshaan kusoo qorayo .dadka qaar heer wexey marayaan ay cayan sheekheena .bal muqdisho taga ama meelaha ay ka taliso alshabaab ee caay wakaas . naf la caari ayaaad tihiin .qof walba oo nabad u rabo somaliya waa muslim sababtoo muslim ayuu badbaadinayaa sheeikh ilaahey haku dhaafo dacwada sii wad insha alah
boodboode80 6 months ago
ilaah ayaa iga sareeyo xaqiiqdan ayaa kaha dashay janaqoow alle qeer hakaa siiyo ninkuu arkay ayaa og alshabaab iyo qawaarij farqiga u dhaxeeyo aloow adaa allaa
kulmiyeyare 1 year ago
nin rrag ah oo runta ka hadlaya
DaYax123 1 year ago
janaqoow dowlad aa adiga xubna ka tahay soomaali meel magaarsiineeso
ee nacas oo waqtiga iskaga dhumiyay oo
youtube ku soo geliyay aa kaa daran
oo isku dayayo in uu somali breinwash
ku soobiyo good luck saaxib
SAABIR1 2 years ago
Alaylehe waxa khawaariij ah kuwa xabashi u baxsaday ee Sh.shariif ka midyahay ee Shaydaan Janaqow kamid yahay. Al shabaab afka kadhiga xun. Miyaanay ahayn kuwii markii xabashigu idin wasaayey idinka kiciyey. Alah Abaal laaweysanaa reer koonfureedku maxaasad ugu abaal gudeen geesiyaashii idin xoreeyey.
xadmad 2 years ago
i hate u al shabaab u dont know the right's and the point of islam its all peace not war...
DIKRIDIKRIARTAN55 2 years ago
Dadka waxaa ugu daran caamada ah oo la luminaayo, waana la suaali doona dambigoda iyo kuwii ee baadyeyen, wixii shar wado Allaha umada ka qabto iyo daba dhiflayaal
musaafirah999 2 years ago