Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Allahayow Fogeydee {Khadra Daahir}

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
87,349
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on May 15, 2009

Waa Hees Hufan Iyo Cod Macaan.
Daawasho Wacan Ha La Illaaliyo Xaqa Lahaanshaha.

Bahda Tixraac oo Idin Leh Maqal Iyo Daawasho Wacan.

Category:

Music

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 2 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Uploader Comments (Tixraac)

  • Waaaaah waaaaaaah waxaasaa cod ah, afkaaga caano lagu qabay Khadra.

see all

All Comments (27)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • kuwaan soomaaliland aa madaxa ka gashay, xitaa youtubka maku soo qoreeysaan ? walaahi waa yaab,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,qu­raca hoostiis aad fadhidaan weli ,,maxaad haaysataan, Soomaali makala maaranto ee gacalka ha iska boobina walaalayaal

  • fule xantii mamooga !!!

  • @micnamalahan  soomaaali waa sinjiyad sida carabta oo kale somaliland na waa qoomiyad ama dal sinjiyaduu ka soo jedaa somali yahey

  • @dhuungal sxbow dood ha furin waa maxay Somaliland aad sheegeeyso Soow heesta Soomaali maaha ?

  • Erayadii abwaankii reer somaliland XASAN XAAJI CABDILAAHI XASAN GANEY

    CODKII FANANADII REER SOMALILAND KHADRA DAHIR CIGE

  • @TheHiliso kkkkkkkkkk walahay quruxba ma taqaanid gabadhaada khadra foolxumo ku sheegaysa

  • maraan xalato falada wayaha ku foofoon fiirsaday aduunyada waaaaaaaw nolow khadra thnks allahoyow fogeyde naftan melan kala faqay fogeydee really so nice song

  • Qofka Khadra foolxumo ku sheegow..wallee qurux wax kama taqaaanid.

    Khadroooooooooooo.....Somalia LOVES u!!!.

  • khadra daahir walee waa fanaanad weyn, aad baan u jeclahay, xagana waan ka salaamayaa, iyada iyo odaygeeda abdullahi cabdi sabriye, iyo wiilkeeda maxamed yare- sabriye, iyo hodan a ali egal, viva khadra ii noolow, iskastay fankiiba laalaabtay

  • khadra waa foolxun tahay aad timo jareer, minjo dhuub, dabo malaas, qaar sare weyn, illahey qurux ma siin tan odey qaniis ah bayba u eg tahay,

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more