SAGALEY by Cali muse (Cali kaban)
Top Comments
All Comments (140)
-
axya fanann
-
woow al fanaan cali kaban afkaaga malab lagu qabay
-
ar marqaan staras cadi malahn walhi kkkkk cali viva kabn sxb
-
SAGAL is somali name wich means if translate in english means(The color of the rainbow after the rain)
-
@Tambourineee sxb sagal waxa weeye af ingiriiska ٌ Rainbow markuu roobku da,o ayuu soo baxaa
-
kkkkkkkkkkk ala heestu weey macaantahay inan ka yaa u labiso oo video gana ka badala sagaloo soconeeysa mesha soo taga sagal mar fashka maxeey ka qabataa sxb ka ka meesha cod ba aheysaa walaahi laakin marqaan kaa kula haray kkkkkkkkkkkkkkk
-
@mrMADAALE ...can u please upload the song "Hoodo" from Cali Muse, i cant find it anywhere...tnx
-
Reer melbourne iyo qaraabo..lol
-
@msdee516 waxaad qortaa 'new somali music' halkaas ayaad ka heli iyodoon kaman ahayn waxaana qaadaya fanaan la yidhaa axmed dhagax.
waaw masha allaah Ragga Kabanki wey soo nooleeyeen shaqo wacan dhamaantiin iyo waliba mrMADAALE oo noo fududeeyay anaga oo goobta lagu heesayay ka maqan aan sahal ku daawano .
micnamalahan 9 months ago 33
magacyaashood labada wiile midna piano tumayo mid kabanka? Waa niman khibrad ku leh balse anan hada ka hor maqal.....waxaan la dhacay say isgu duba rideen musiga iyo heesta....
ilovesomaligirls 11 months ago 2