Sii daaya lamaanaha (Release The Couple)

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
34,722
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Feb 6, 2010

http://www.somlove.com/

Waa hees kale oo cusub oo magaceeda la yiraahdo SII DAAYA LAMAANAHA ( RELEASE THE COUPLE). Waa heees looga codsanayo nimanka qafaalashada ku haysta lamaanaha Ingiriiska oo lagu haysto xeebaha Soomaliya in ay sii daayaan. Heestu waxey taabaneysaa meelo faro badan:Dagaalada sokeeye; qaxa dadku wali qaxayo; soomaalida sida loogu soo dhaweeyay carriga qarbiga; Diintooda iyo dhaqankooda in aan lagu faragalin; dadka dhulkooda iyo dadkooda nabagelino; Difaac qaran inay tahay la dagaalanka doomaha shisheeye ee sunta baddeena ku daadsha; In la nabadgelayo doomaha iyo dadka si sharci ah ku maraya xeebaha Soomaliya; iyo ugu dambeyntii in la sii daayo lamaanaha( Paul iyo Rachael Chandler), maadaama ay tolkoodu annagaba si fiican noogu soo dhaweeyeen dalkooda abaal weyna nagu leeyihiin. Mu'alafika heestan, Cabdi Shire Jaamac (ciyaarjecel), oo ah ninkii heestii QAYLODHAAN tiriyay wuxuu dadka heestaan dhageysan doona ka codsanayaa in wax aflagaado ah aysan isku dhaafsan halkaan.

Category:

Music

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (11)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Love seeing Somalis speaking British accent, loolz, so interesting, here in America, somalis give up and admit speaking Africanica shit or adding big fatass faky DH every dam word to pretend Americant! lolz, Every heard Somalis say RESPONSIBiDHI! What the FUCK?! LOOLs, ya better speak Negerian Accent....

  • Beautiful song.

    Qub Qac waan kusalaamay eedo.

  • Waar wali miyay haystaan, Miyaanay siidayn

  • waa hees aad u macna yar ....

  • sland4lifes waxaad tahay qof caqli xun oo caqliga dadka dhiman leh

    ama dadka maskaxda ka xanuun sanayo inanka yar waa inan cod kar

    ah miyaad ka carootay sida ilaah uga dhigay inan yar oo cod kar ah

    mida kale aabihi maxaad u nacaladeysaa oo aabihi kuu dhimay

    sxb waxaad tahay qof xaya waan ah maga aad wadato iyo xaqli gaadu isma lahan waxaad tahay xayawaan fooqol xayawaan

  • ilma cumar yare heesaha qaranka somaliyeedba laguma arkee maxay ugu heesayaan kuwan lagu haysto somaliya ee BRITISHKA AH.

    ma diidani in dadkaa la haysto lasii daayo, lakin waxaan diiday JOOQLE heeso badan ayuu u sameeyay QARIXII SHAMOW, markaa maxay uga mid noqon waayeen fanaaniintii ku muujiyayy sugaanta siday uga xun yihiin qaraxaa.

  • inankan yare meesha ka hadla ciil ayaa iga qabta markuu hadlayo little bastard! yäkk make me sick markuu hadlayo nacalaa aabihii ku yaal

  • war qabyaalad maahee xitaa daaroodku idin sheeg inaad ka danbaysaan budhcad badeedka ee sxb wiilashiina wax u sheega dadka ha iska dhaafeene may you are budhcad badeed mr abdidini

  • makhtaldaahir sxb puntland waxba kama danbayso pirate meelkasta oo somalia kamida way jogan berbera, xaradhere oo muqdisho u dhow iyo laasqoray oo hada markab lagu dhacay markaa sxb cadifadi yay ku qadan puntland waa meesha kaliya ee ladagalamaysa pirateka markaa adeer qabyalad xumada kala bax internetka

  • Ninyahow pirateskan waa cawaamiin Puntland hadaan la iska qaban walaahi adduunka ayay nagu ceebaynayaan hadaba ceeb nooma dhinee. Faroole arrintaan waxbuu ka ogyahay. Masaakiin wax aan haysan ayay saas u galayaan ka waran.

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more