waa run teed xagee laga doonaa goba nimo iyo qaran soomaa li yeed heestu waa hees aad ii qiiro gali say ala soomaali aqliga iyo damiirka maxaa ka qaaday waa murugo iyo ciil inaan sidaa noqono
waa wax lagu qoslo in qofka lagu magcaabo @NTWphotographer uu u hadlo si raqiisa, soomaalinimadu oday adiga jeebkaaga kuma jirto dadkuna waa xor cidii is doonaysana amaba wadaninimo ku jirto waa sharafteeda..adigu hadaad soomaali ka baxday cidi kuuma baahna.. tan labaadna bililiqadan aad ka hadlaysid ee heesta markii KING KHAALID bililiqaystay ma ka hadashay?? waa maya jawaabta sababta oo ah isagu xafladaha 18 may buu ka jaasaaKKKK..
Hadaad aragtaan qof markasta qabiil ka hadalaya waa qof xanuusan ee quraan sara
masuulka90 2 weeks ago
waa run teed xagee laga doonaa goba nimo iyo qaran soomaa li yeed heestu waa hees aad ii qiiro gali say ala soomaali aqliga iyo damiirka maxaa ka qaaday waa murugo iyo ciil inaan sidaa noqono
Cabiira1 9 months ago in playlist www.farhan.com/f49218
waa wax lagu qoslo in qofka lagu magcaabo @NTWphotographer uu u hadlo si raqiisa, soomaalinimadu oday adiga jeebkaaga kuma jirto dadkuna waa xor cidii is doonaysana amaba wadaninimo ku jirto waa sharafteeda..adigu hadaad soomaali ka baxday cidi kuuma baahna.. tan labaadna bililiqadan aad ka hadlaysid ee heesta markii KING KHAALID bililiqaystay ma ka hadashay?? waa maya jawaabta sababta oo ah isagu xafladaha 18 may buu ka jaasaaKKKK..
MrDua55 1 year ago
qoftan cadi mahan egshinkeeda iyo cayarteeda ayaba i cajabiyay intee kunoshahay tolow yartu nice dane huuno
harago20 1 year ago
Respond to this video... this songs belong canfar not somali origin
calan waxaa ka heli jeeka soamli ee tuugta ah
MrGuugaalre 1 year ago
@NTWphotographer
HUUNO ISKA ILOOW SOAMLI NIMO , ina qabyaalad lal wareereegaayo
heesta waxaa ka soo biliqeystey CANFAR ,
MrGuugaalre 1 year ago
hees qiiro badan... ilaahay nabad ha ka dhaliyo maruun...somalia ..
NTWphotographer 1 year ago
Walaal waan heeleeynaa, NABAD.
MsHalling 1 year ago
nabad iyo caano mes freres et soeurs de xamar
ilahow naba kusoo celi xamar cadeeeey ya rabi amin main
safiya513 1 year ago
Yaasalaam Raxma nooloow maalin maalmaha ka mid ah ayaa lagu gudoon siin doonaa billad SHARAF INSHA-ALLAAH
GALMUDUGF16 1 year ago