Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Mowliidka - Umal, Maxamed Rashad, Umar Faaruuq -Tazkiyah.net

Loading...

Sign in or sign up now!
137,979
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Jan 1, 2008

Muxaadarooyin Ka Daawo:
http://tazkiyah.net

Afghanistan Albania Algeria Azerbaijan Bahrain Bangladesh Benin Brunei Darussalam Burkina Faso Cameroon Chad Comoros Dejibouti Egypt Gabon Gambia Guinea Guinea Biaasu Guyana Indonesia Iran Iraq Ivory Cost Jordan Kazakhistan Kuwait Kyrghyzstan Lebanon Libyan Arab Jamahhiriya Malaysia Maldives Mali Morocco Mouritania Mozambique Niger Nigeria Oman Pakistan Palestine Qatar Saudi Arabia Senegal Sierra Leone
Somalia Sudan Suriname Syrian Arab Republic Tajikistan Togo Tunisia Turkey Turkmeinistan Uganda United Arab Emirates Uzbekistan Yemen Puntland Somaliland sujui Kenya

  • likes, 12 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (503)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • @almuhamadi1 sheekhyada ha aflagadeen ma mudna inad sidaas ula hadashide wey ka cilmi nadan yihiin walal ilahey ka cabso dadka lamacayo

  • @Balinbaalis adiga ilahey kacabso waxadshegeyso wa qalad yaku yiri xus nabiga scw waxanala faray oo kaliya inan ku salino markan maqalno iyo wax badan lakin adinka hada tihiin kuwa moliidka dhigo waxa xustaan malmo la yaqan waxas na wa qalad oo waxad u dhaqmeysan sida gaalada ayaga wexe xusan nabiciisecs malmo kooban adinkana sida o kale ayasameyneysan ilahey kacabsada

  • hahhahhahhahahhahaahahahah waaa run mooliid wax ladhoho ma jiro ilahey haka baqan dadka oo waxusan ogolen ya lasamenin ilahey ha u naxariisto sheekhyadena <43<3<3<3

  • wax kastaa oo cusubi waa bidco waxaa laga wadaa wixii cusub ee laakin ka hor imaanahaya diintayada ...laakiin wixii cusub ee aan diintayada ka hor imaaneeyn waa laqaadan waana sunno wacan waana tan nabiga lagasoo wariyey ee xadiithka ibn jariir....(sunnada wacan....) haa mowliidku waa wax cusub laakiin diintayada ku bannaan saa  fahan

  • @somaliqueen10 , la soco in akhlaaqda suuban kamid taahy imaanka & astaamaha salafka! nabi maxmed scw waxa uu yiri: waxaa la iiso diray inan taam yeelay akhlaaqda wanaagsan! waxa laga hadlyaa hadiyigii nabi maxmed scw adna cay & aflagaado ayaad so qortay midaasna waxay khilaafsaysaa dariiqi nabi maxamed scw waana arin weyn oo danbi ah! hadad aqoon ledahay ama xaq ku sugantahay ma filayo inaad cay tami lahyed ee hadal sadaq ah oo san ayaad so qori lahyed balse allaahul mustcaan

  • @Feylasoof. cajiib!, waxa uu leeyahay waa wax cusub! hadana waa suno wacan! bal hadalkaas u fiirsada!, nabi maxmad scw waxa u yiri: iska ilaalsha waxyaabaha cusub (muxdathaadka) ee la abuurto, adna waxad tiri wa suno wacan! kee qaadna ma nabi maxmed scw mase aragtidada baadilka ah? maxaase u daliil ah in mowliidku yahay sano wacan? ma keeni kartid waayo ada qirtay inuu yahay wax cusub wax cusb oo an ale oran iyo nabina diin maaha taas caamada og iska daah ardaydee

View all Comments »
Loading...

0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more