SOMALI RAXANWAYN HEESTII WAABERI
Top Comments
All Comments (13)
-
Laakin waxaan laa yabay ninka heestan soo post gareeyey muxuu heesaha kale usoo sameen waayey
-
insha allah raxaween ayaa somalia isku keyneyso.iyo wixii xaqa fahmay sida murusade iyo dad badan inta qabiil wadnaha ka galay oo gaala kensadeena way ka shalaayi doonaan
-
@abdijabaar2 ALSHABAAB CALAN MA BADEELEYSO EE HAKU DANBAABIN,QOFKII AA DAGAAL WADINN DHULKOODA WAA DAGANYAHAY SIDA BAKOOL IYO BAY.WALAAL MUDISHO IYO MEELAHA DAGAALKA KA SOCDAAN IIYGA AYAA QABIIL FIRINAYA
-
Abdijabaar2 you translated this song very well. well done
I think maay is your mother language isn't it?
-
HAL DHIIG IYO HALDHACAAN AYAAN NAHAY, DHALASHADEENA IYO SUMUDAYN YEY DHUMI.woow dadku markay calanka buluuga kor lootaagay dadkoo dhami way istaageen. halka maata al shabaab ay doonayso inay ku badesho calan madow. ilaahow adiga wax walba awoodaa.
-
sax walaahi laakiin yaa idnka dhageysanaya dee dhiigo iyo dhacaankoo enaa
-
Iska dhamuugsanooy, dhinigoo hayskula jeedsanooy.
Dhiigoo ii Dha'aankoo waa ennaa, Dhalashoodeeng ii Sumadeng ay dhuneeng!
WOW!!!
-
i love rahaweyn songs
-
woow woow what a wonderfull greet songs they sung the southwest side.but no body listen to them i really liked keep going guys may god bless you insha allah
-
waaaw what agreat song. lakin yaa maqlaayo hee, umadeni madax adeyg leee waxay lanoqdeen qaxooti meel kasta daadsan oo aanan mustaqbal iyo aayo lahayen.
soomaliyey hadaanan udheganuglaanin waxaa ay fanaaninteena, waxgaradkeena, odayaashena iyo dhaaman inta nabada jecel,walle inuu jiritankeena dhumayo waa xaqiiq.
aniga waxaan qabaa inta laisbaryayo inaan weli bislanin, hee dhibka hasocdo, dilka , kufsiga iyo dhaman goboodfalyada hasocdaan ilaa aan bislaano.somlis are fools ever raised on earth.
What an emotional Song. Isku dhiig iyo isku dheecaan baan nahaye dhalashadeena iyo sumadeena yeysan dhumin.
sharka111 3 years ago 4
Very inspiring song, ever ever waddani. I really cried when I heard this song. Amaan Dhoorey god bless. Weli wax kale ku soo dar
meva02 3 years ago 4