waad salamantihiin.... sxbyaal kolay kalmada xorta idinkaa fasax... waxaan idin waydiin lahaa maxaa laga faa'iidayaa showgan? maxaase inaga galay bisha madowga inaga... laynama iibsan dee inaga sida dadkii la adoonsaday. Dalkeena hala gumaysto lakiin wax is badel ah laguma samayn.
Runtii dadkii hore qadiyadooda way u dagaalami jireen. Hees iyo gabay inta aad ku meeraysanaysaan, waxaan odhan lahaa dadkeena waxx wax ku ool ah u qabta. waxaan hubaa ku la soo wadaa qaar in aanay noqanayn

kaalaytv 2 years ago