faaduma qaasim - waan kaa helaa -by Arrowtail
Uploader Comments (arrowtail)
All Comments (24)
-
@caaamir1 kula yaabi mahayo sxb waxaad kamid tahay kuwa marka ay caloosha buuxsadaan Rabbi iyo Rasuulba kafurta..ee Alle haku soo hideeyo.
-
SOMALIS FINES. AND WRIGHT ABOUT THIS AGE SHE WAS UNTOUCHBLE AND NO ONE I MEAN NO ONE WANTED TO GO THERE WITH HER.SHE WAS OUTSTANDING
-
tacsi ayaan u diraynaa faadumo qaasin helowle dhamaan shacbiga waynaha jamahuuriyda somaliland
-
arrowtail, thanks again for this info
-
@87miSSmona Sxb, fadumo af hayen uma ahi, laakin waxaan nacay waxaan gararka xun -xun oo ka soo horjeeda wax kaste ee aadamigu ku raxaysto.Dilka iyo isqarxinta kalyaa ka farxiya shayaadinntaan. Ilaahayga aan aaminsan ahay waa mid faraxsan oo ku farca waxii farax leh sida inantan iska yara damaashaadaysa. Caku waxaan nacay waxaan jawaanada (jilbaabka) loo soo galiyey ee had iyo jeer murugeysan.
-
@caaamir1 istaqfurulaah ma Ilaahi ku uuntay ayaa caayneeysa nacas yahoow ??.. aniga i caay maba diidin maxaad Ilah ku aburtay ugu tilmamysa shedaan xun u khalqay isaga ??.. teeda kale ma fadumo qasim aya afhayn u tahay Ilah ha u naxariiste mise aniga adiga aya kula hadlay ..nina ma ihi aniga naag aya ahay magaca si wcn u aqri subxana Laah dadkaan xage ku nolyihin dunida ?
-
to Arrowtail, thanky you my friend for this beautiful vedio....Quest.. Do you know when this was made?.. Thanks again...
-
@87miSSmona War naga tag Alle ku qaadye, Ilaahay ma waxuu ka soo horjeedaa inantan sida naxariista leh u heesaysa? Ilahaad aaminsantahay waa shaydaan hadaad i waydiso..Doqon
-
RIP FADUMO HILOWLE ILAAHAY HA KUU NAXARIISTO
it was Dec.2.1971 in Abu Dabi . the Independence day of UAE.
arrowtail 4 months ago