Wan iyo Waraabe

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
365,148
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Oct 24, 2007

Tix, ama Gabay uu tiriyay Carays Ciise Kaarshe, Allah u naxariistee, sawiraddana waxaa sameeyay Amiin Caamir.

Text to the 'Gabay/Tix';

Tixdaan maantaa wadaa waa weydiin iyo war celin, ayaan waayaha ka mida, waraabe iyo wanbaa isweydaarsaday su'aal,

Wankii baa yiri waryaa addunkii waasacyo, walaalowday Afrikoo, waswaaskii imma hayoo, wanaag baan kuu wadacay. Warkuna waa kooban yahay wadeynimo kaa marabo wadanka anaa iska leh, aan kala weydaaranee waraabo maalin wacan.

Runtaa!

Wowgii kale waxaan lahaa, Haaheey!

Wuxuu yidhi waa tahay, nabsigii waayahan maqnaa, inuu waaxdayda yimi, adi'un baa ii waramay, wadaageey baa tahay, aan waayo is wehelinee wanyahow haa i goyn wadnaha

Runtaa

Wowgii kale waxaan lahaa, Haaheey!

Wuxuu yiri waa tahay, kolkaa waydaysantahay, ninkii kuu gala wanaag, abaal baa laga warshaa, waxyeel'aan kugu aqaan, wanaag baan kuu wadacay. Warkuna waa kooban yahay, wadeynimo kaa marabo, wadanka anaa iska leh, aan kala weydaaranee, waraabo maalin wacan.

Runtaa

Wowgii kale waxaan lahaa, Haaheey!

Wuxuu yidhi waa tahay, aduunyado waayac maleh, wanaag loo gama irkado, nin'na kama buuxsho weelkan mantana waa wareer, wadaageey baa tahay, aan waayo is wehelinee wanyahow haa i goyn wadnaha

(...)

Wowgii kale waxaan lahaa, Haaheey!

Wuxuu yiri waa tahay, wuxuush'nimaddii ka baxay, wasiir'aan leeyahay, waftaa ii mara arladda, wareerkaa sheegat'ana, war iyo waayo umalihi. wanaag baan kuu wadacay. Warkuna waa kooban yahay, wadeynimo kaa marabo, wadanka anaa iska leh, aan kala weydaaranee, waraabo maalin wacan.

Runtaa

Wowgii kale waxaan lahaa, Haaheey!

Link to this comment:

Share to:

Top Comments

  • the poet is using metaphor and animal imagery to describe the situation in Africa just after the European colonies ended. the Wan represents Africa whereas the Warabe is Europe. in Somali culture the hyena is portrayed as sneaky and opportunistic animal, so in this poem Careys Cise (AUN) skillfully shows us the deep ideological differences between the 2 animals, the wan wants the warabe to go n leave him alone bt the warabe has no intention of doing that instead the oppression continues till now

  • allaha unaxariisto carays ciise

see all

All Comments (158)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • like if you think this is amazing mashallah

  • ogor wagar

  • LOL

  • this is good

    

  • waa jacalahey gabay wangsan mashaaa allaaah

  • maanshaallah abwaanka murti baa ku dheehnayd Allah ha naxariist abwaanka

  • carays ciise wuxuu ahaa abwaan murtidiisa laga dheehan karo wadaniyad 

  • Abwaankan walaahi waa qatar aftahan wayn ayuu ahaa 1972 ayuu dhintay allaha unaxaristo carees ciise amin...

  • @Malilander07 thank you so much for this explaination god bless you

  • Peace brothers

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more