AAMINA C/LAAHI XIRSI {2 HEESOOD OO DARANDOORIYA}, COD MUDAN XASUUS.

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
50,592
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Oct 26, 2009

Waa hobollad cod macaan, aadna ugu wanaagsan jilida. Mudona ku soo jirtey fanka Soomaalida kuna caan baxday, aadna loo jecel yahay.

Category:

Comedy

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (9)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Hadl ii daboolnaa dadka aan ka qarin jiray, hirka aan ka qaadee ma u tahay diaar, mise waaban daayaa ha idilo jacalkuye. Waxay la qaaday Kuluc.

    Yaasalaaaaaaaaaaaaam maxaa cod ku dhacay qoftaan

  • Waa codkii soomaali badan ka oohiyay, Codkii Amina Cabdullaahi, riwaayad kasta oo ay ku jirta, waxay qaadan jirtay kaalinta labaad amase Co-Star, laakiin codkeedaa lala ooyi jiray Yaa illaawi kara heestii caanka ahayd oo lala wada ooyay, Ambabaxayee Socodkaan oo ay la qaaday fanaanka wayn Axmed Cali Cigaal

  • a x yaa hees walee waa hes aad u macaan thanks aamina wall aad iyo aad ayad u mahadsantay  alle haku soo hadeeyo ma fiicno in adoo hesaya aad dhimato laga wanag san in ladhagaysta

  • @abdiottawa Waarwaxba garan mayside naga aamus,Heestan waligeedba Aamina cabdilaahi ayaa lahayd,Waaberi Hargeysa.

  • @sanweyne100 Thanks for clarifying. I must have been wrong all these years!!!

  • @abdiottawa.

    sxb heeska isla iyada aamina cabdillaahi ayaa leh.waa heeska heesaheeda ugu caansan looguna jecel yahay.

  • Heesta labaad Sahra Ahmed ayaa qaadi jirtay ayaan umalayn.

  • Wow..fanaanad qiimo badan oo weliba somaali oo dhan jecel.

    viva habo.

  • waah waah waah waxaas ayaa cod lagaa dhahaa aamina cabulaahi xirsi afkaada caano lagu qabey

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more