yaa salaam waxaan u hanbalyeeynayaa dhamaan gabdha digil iyo mirifle gaar ahaan gabdhaha ku nool uk video,gan marka aan daawaday aad ayaan ugu farxay runtii waana kahelay aad iyo aad godabada ay ka hadlaayeena waa qodabo aad u muhiinsan waxana u rajeeynayaa in ay hormuud u noqdaan dhamaan gabdha somiyeed weyna u noqon karaan dadaalkan ay wadaan hadii ay ka dhabeeyaan. i am very joyful bilaang abaayow wali iski ognaa dedaal fayla
here we go we again an again an again till get de destiny
abdulkey 6 months ago
Digil iyo Mirifle xaq bay u leeyihiin inay dhistaan dawlad goboleed sida Puntland ba ay u leedahay.
hirshan08 1 year ago
yaa salaam waxaan u hanbalyeeynayaa dhamaan gabdha digil iyo mirifle gaar ahaan gabdhaha ku nool uk video,gan marka aan daawaday aad ayaan ugu farxay runtii waana kahelay aad iyo aad godabada ay ka hadlaayeena waa qodabo aad u muhiinsan waxana u rajeeynayaa in ay hormuud u noqdaan dhamaan gabdha somiyeed weyna u noqon karaan dadaalkan ay wadaan hadii ay ka dhabeeyaan. i am very joyful bilaang abaayow wali iski ognaa dedaal fayla
shantalaayTV 1 year ago