ILA HADAL (Part 1)
Top Comments
All Comments (20)
-
see camal waaye gabdhahaan waaba neceebooyeenba nin cad maa afkoogii hooyo kaga badinaayo kuwaan camal somali maba istaahilaan shaqfir waaye
-
how is it only one of them is smart
-
caaaaaaaaaaaaaaaaaaadi ma ahaan walaahi nin kan
-
inanta kaley bidixda fadhisa waa dhaaminad, dhaqan celis bey ubaahan tahay :D
-
cajiib badanaa yaa baray ninkani Somali ? :s
-
SAGAL afsomaliga eber muukaa yahay maxaa kugu dhacay sxbtaa aa kawada jawaabtay bee safiya guul masha\llah barnaamij wanaagsan waaye guul ayaa idiin rajeenayaa dhamaaan.. bahada talk to me,,...
-
hahaa waa program fiican laakiin sagal waa maxay abti afsomali badi please adigiyo asxaabtaadauba waan idinku hambalyeynayaa fikirkiina
-
Nin KA weyn waxna looma sheego. nin KA dheerna waxna looma tilmaamo! weye maadmaahdaas dib ha loo saxoo :)
BOB nin culus barta kaga hayhee
-
i loved walaahi mmmm thanks bro .barnaamijkaada waa qatar maashaa allaah
-
waa barnamij fiican
Bismilaaah War dadkaan maxeee ahaayeen waana dad waaweeyn somaliga ayaa ku yar kuwa ugu horeyaaba ugu daran ''UFF'' luqadiina barta !!
Xafsah1 3 months ago 4
Very impresive,I see the next Somali Jay leno
wilcoshare 4 months ago