Waa Barnaamij ka hadlaya halista saxaafadda Soomaaliya lagu hayo tan iyo wixii ka danbeeyey 2006-dii Waxaana barnaamijkan oo uu soo saare ka yahay Wariye Abdiweli Garyare lagu qabtay Holland 24-09-2009.
Mr Garyare"" Waxaad U Baahan tahay In Badan Inaad Macluumaad Badan oo Dhanka Saxaafada Ah aad School Usooo Gasho Waliba DhinacYo Badan Dadka Kaaga Horeeyayna aad La Soo SHeekeysatO Waxan Kuu Arkaaaaa Qof Saxaafada Dhexda Uga Soo Dhacay Weyna Adkaanee Inaad La QabsatO"" that's My Opinion"'
Waxaa loo baahanyahay runtii in laga hadlo waxna la iska waydiiyo dhibaatada saxaafaddu ay ku hayso ummadda Soomaaliyeed iyo qaybta ay ku leeyihiin colaada kasii socda Soomaaliya,
waxaan uga jeedaa wasrarka sida isdaba jooga ah loo soo dhigay media ayada oon loo kala aabayeelin lana eegin maxaa dhibkeenaya maxaanse keenayn, maxaa faaiido u leh shacabka Soomaaliyeed maxaanse dan u ahayn, saxaafadda Soomaaliyeed ee madaxa banaan marna ma eegaan danta qaranka Soomaaliyeed waana wax aad looga xumaad

AmooreYare999 5 days ago

seeraar 1 month ago