Alshabab in ay tahay tuugo argagixiso ah oo diinta islamka ah ee suuban ku qaraabanaya la iskuma haysto. Alshabab hadday yihiin dad muslima oo wadaniyiin ah umada somaliyeed ayay isku keeni lahaayeen laakiin waan ku dili ama i raac taasi ma soconayso.Ninkii jihaad raba haku jihaado alshabab.,dhiga muslimka ayay banaysteen waxay qarxinayaan oo dilayaan dad aqoonyahan ah umada ayay indhotirayaan iyagoo diinta suuban ka dhigaya mid cakiran. diintu waa camal lagu gaaro Jano ee maaha cadaab aduunyo.

qaranradiye 1 year ago