cunaabi{kooshinyare iyo farxiya }2010
Uploader Comments (munasar10001)
All Comments (13)
-
@TheWaiting22 looooooooool adigu cid walba ma raadinaysaa? fara badnidaa, ta kale markaad leedahay waan kuu imaanayaa imaansho sideeya? macnihii imaanshuhu waadba iga yaabisay walaal wallee kkkkkkk.
-
@SoldierGirlSsc adigaaba aan ku raadinayey kkkkkkk halkee meel kale farta iigu tilmaantaa halkee joogtaa waan ku iman oo xaqiiq ah mise waad sii baxsaneysaa aniga gabdhaha reer buuhoodle la igama soo gaaro they are the best in every aspect dhan walba waa mac yihiin
-
heestan sado cunaabi, ayaa iska leh, heesuhu copyga kuma qurux badna, wax kasta originalka ayay top ku yihiin.
-
@TheWaiting22 kkkkkkkkkkkkkkkk war niyoow waad iga qoslisay in kastoo comments-kaagu yahay long time, walaalo gabadhaasi ma mid kaa baxsatay baa oo deedtana halkaa hinaas ka dilaacay.
-
Maxamed Maxamuud kooshin, ama sida ay dadku kuu yaqaannaan kooshin yare, iyo farxiyo maxamuud cilmi.
heestaan caadi ma ahan waxaas ayaa cod ah.
-
this is kooshin and tanya.. the norwegian girl.. this was on her north american tour in toronto
-
WALAAL YAA LA ISKU XADGUDBIB, AADUUBKA WAA WAX QAALI AH SAS UMA FUDUDO , NABAD,
-
naagtaan koshin la heeseysa somalisister miyaa?please ii sheeg ma tahay iyada?
heestaan saada markeedii hora yaa laqaaday
123456767720 5 months ago
@123456767720 walaal waxaa horay ula qaaday muse ismaa il qalinle alayaa raxma
munasar10001 5 months ago
soomalisista ayaamahaa soonka dhinac kuu riixay meel lagaa saamo xata maleh hahah ramadaan kariin walaalo
munasar10001 1 year ago
somalisisa thx huuno
munasar10001 1 year ago