Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Dikri Israa Wal Micraaj 2008 Part 3

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
14,305
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Aug 24, 2008

Nabi Amaankii Israa Wal Micraaj 2008, oo lagu qabtay Masjidka Al-Kariim ee ku yaala magaalada Seattle, WA U.S.A

Category:

Education

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Uploader Comments (Ahlusunaseattle)

  • Sheikh ma ogsoon tahay in Culumada qaarkood ay qabaan in sheygu Bidco yahay markuu diinta khilaafo oo kaliya, laakin hadduu ka kooban yahay wax sharciga waafaqsan waaba Sunno, ayagoo u daliishaday Xaddiiska micnihiisu yahay "Qofkii Islaamka dhexdiisa wax wanaagsan jideeya oo waxaas lagu camalfalo asaga ka dib, waxaa loo qoraa intii ku camal fashay ajirkooda oo kale, ayadoon ajirkoodana waxba laga nuqsaamin.

    Haddii aadba diiday amaanta nabigeena maba aha inaan wagtigayga kugu lumiyo.

  • kkkk lakin lakiiiiiiiiiin ku lahaa aqii lakin oo dhan iska dhaaf xaq hadi laguu shego xujo way dhamatay ama rac ama diid bes qalas lakin aqiro wax ku tarimeyso dadka waxaa ugu cibado badnaa uguna iman badnaa nabiga iyo asxabtisii sidii ay u cibadesanjereen ku ekow intii aa kal imankartid ila lama wada kenikare nabiga amntiisa waa waajib 24 sac aman ma lgu didikaro ninkii didana muslimba ma ahan kaliya sidii ay u amnijirey asxabta radi wax ka so haray ka tag ma intas ayaa ka dhaga adegesa

  • Sheekh aakhiro wax kama taqaanid haddii aad nabigeena amaankiisa aad diidayso. Imaam Shaafici wuxuu yiri Haddii wax cusub lala yimaado oo khilaafaya Qur'aanka, Sunnada,Ijmaac(waxay culumada ummadda isku raaceen, ama Athar (wixii saxaabada laga soo gaaray), kaasu waa Bidcada baadida ah. Laakin haddii shey cusub oo kheyr ah lala yimaado oo ayna khilaafin mid ka mid ah intaas, kaasu waa mid la "Mahadiyay", sidaas darted, wax kasta oon salafki sameyn ama waqtigaas jirin ma aha "Bidco xaaraan ah".

  • kkkkkk lakiin lakiin ku lahaa shikh lakin aqiro kuu noqonmesho xujo lakiin oo dhan iskada hadii xaq laguu shego rac hada xaq heso keen mida kale aaway jecelka nabiga a sheganeso hadiiba dardarankisi sida ay tahay aadan u fulineen o ku warwaregeysid xadis iyo ayad keen sheeq markaa ledahay amanta nabiga miya dideysaa ka waran hadaan la imado salada sujuud dherad ah oo markad ii didid an ku dhaho ma sajud aya dideysaa ma kheyr aan siyadsanayo dideysaa dadka ha walin i wm sow qalad mahan

  • walaal diinta soo baro Fadlan, haddii u qalbigaaga modaw yahayna han dhibin. Ma jiraan wax la yiraa BIDCO diineed & BIDCO aduunyo. Wax walba oo aad sameyso waa wax diinta sal ku leh oo shan (5) arrimood mid ka ah: Xalaal, Xaaraan, Sunno, Karaahiyo, & wax Akhtiyaar laguu siiyay oo saad rabto aad ku yeeleyso. mowliidka iyo dikiriga ma wax quraanka iyo sunnada nabiga qilaafaya baa? Waxaan ku waydiiyay aayada quraanka ama xadiiska diiday mowliidka iyo nabi amaanka.

  • Walaal waxaan ku weydiiyay Quraanka Ilaahay ama Xadiiska Nabiga ee Dhahaaya Nabi amaanka waa Bidca ama xaaraan. Si fiican ayaan u aqaan dardaaranka Rasuulkeena SCW ee uu nagala dardaarmay sunadiisa iyo tan Qulafaa,u raashidiinta, Laakiinse ma sheegin inaan nabiga la amaani karin. Ilaahay haku soo hanuuniyo aqi, Nabiga oo nool ayaa la amaanay, soo baro diinta iyo xadiisyada sheikh.

see all

All Comments (16)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • I love it boy, please post some more of these. Fanatics can go and hang if they so wish! Lol

  • masha'Allah brothers! Very nice. I live only a couple of blocks from your masjid. I've been to your dhikr once before.

  • thanks for your jobb add more if you find forget wahabi's they are not intrested the reality

  • Imaam Axmad (rc) waxa uu sanad SAXIIX uga wariyay Anas(Rc) In dad Xabashi ahi ay rasuulka(scw) hortiisa ay ku gaadaciyaarayeen iyagoo (luuqadooda) ku oranaya Muxammad waa rajul Saalix ah, rasuulku(saw) wuxuu yiri maxay oranayaan? waxay dhaheen Muxammad waa rajul saalix ah. Xadiiska Tixraacisu waa: (Musnad al-Imam Ahmad. 6 vols. Cairo 1313/1895. Reprint. Beirut: Dar Sadir, n.d.., 3.152)Rasulku ma uusan oran waa bidco iyo wa shirki minda halkaas ayuu ficilkaanu ugu sugnaaday Sunnada

  • asc walaal ahlusunaseattle sheydaankaan yuusan ku xabeejin yuuna ku dambaajin,waa qaadan yahay oo diin iyo darajo toona marabaan kuwaane imaan laawayaasha...allaha naga qabto kuwaan anaka iyo owlaadeena iyo inta muminiinta ahna shartooda allaha ka kaafiyo aamiin yaa allah.

  • mucjisatu rabaani war ninka la yiraah qardho walle iyo bille adigaa u baahan hanuune allaha ku soo hadeeyo waxaan la yaabanahay qof ku mur maayo amaanta nabigeena scw waa bidco war heedhe diin meesha kuma heysidee bal diinta soo baro imaankaad la dahaye. bal nabi amaan iyo sujuud 3 oo lala yimaado maxaa iska galay intaas buu wuxuu ka dhigaaya nabi amaan haddi lala yimaado iney sujuud 3 oo aad la timaado kale eey tahay. allow kuwaan shartooda naga kaafi aamiin yaa allah.

  • mashallah nice work of you please put some more..............

  • Mashallah

  • Mashaallah you are doing a very good job, forget about the WAHABBI'S you know they only know saudi money.

  • masha allah

    ahlu sunnah ha noolaato.

    dacwada ha la wado...walaalkiin oo jooga wadanka bulgaria

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more