Loading...
Uploaded by hassanahmedw on May 18, 2008
Yuusuf Cismaan Cabdille "Shaacir"young poet from burco - somaliland
Entertainment
Standard YouTube License
gabayga intiisa u dabysa uguna macaan!!!!
Wacadkaan waraaba la galay, waafi noqnwaaye.
Wardigaan wadaadka ugu filay, waa la weheshaa.
ina wiiqyay waagii baryaba, kaan wanka u qalaye.
Ninba waab dugsoon iyo, kolbuu waaxday cunayaaye.
wadiifada iskuulbaan dhigtaa, koox walaala ah.
Markaan wabax durduurshaba, darbaa wayrax guul qaba.
Waji runa waxqabad laygu diid, layna soo wabiye.
laga weecay waadiga jimcoon, weheshigiisiiye.
ISLA WAAYAY WADANIGIYO, XILKII WAAJIBKA AHAA
saasiyosaas 2 years ago
Yuusuf Shaacir is realy talented. as Hadraawi seid, This guy is the future poet........... dont miss gabayga " waaya arag"
ninkaa yuusuf shaacir waa abwaan da yar oo so kacay murtina ilaahay ku manaystay markaa ale ha uguwado horumarka suugaaneed ee uu wado waana ninaaad u khatar ah ilaahayna ku manaystay murti iyoxikmad
doojiye 3 years ago
very smart guy
Malilander07 3 years ago
Load more suggestions