Maxamed Mooge - Waraysi Part One !.wmv

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
11,382
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Apr 29, 2010

Bismillaah Wassalamu Caleykum Waraxmah !

Waa Wareysi Qiimo Badan Oo laga reebey fanaankii weynaa ee Maxamed Mooge Liibaan Kahor Intaanu Geeriyoon Illaahay Janadiisii Haka Waraabiyee ..

Waxaad kaga bogan doontaan codkiisii iyo heesihii qaar kamid ah .....

Category:

Music

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (11)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkk all idoor mujaahid yaaaaaaaah kuwan maxay yihiiiiiiiiiiiin tolow kkkkkkkkkkkk

  • Mujaahid ! ma ruuxa ay kaneecadu cunta lagu daray Mujaahidinta? wa side xaalku fanaanka kaneeca cuntay. kaneecada ma gaalada lagu daraykkkkkkk aan aniguna ku jihaadee ? allaha u raxmado fanaanka Somali oo idil bu ka tagaye

  • Ilaahayoow u naxariiso, dulmi buu necbaa, afkiisana wuu ku ciil beelay intuu noola. Gacan axmaq ah oo ka xaqdaranbaa dishay aakhirana loo haystaa. Ilaahoow kuwii dilay naarta ugu xun gee....... amiin amiin amiin!

  • M. Mooge has touched many people of all walks across the Horn of Africa region including Somalia, Somaliland, Puntland, Djibout, etc. May Allah bless him. The dedication and sacrifice he has made upon his lifetime while actively pursuing and elevating people using his status in the various projects he undertook including protecting the underprivileged by educating the masses through his teaching & music and in the process some touching so many lives can only be described as phenomenal.

  • Alah ha unaxariisto ''aamiin aamiin'' wuxuu ahaa geesi ianaga baxay

  • Idoorow,fanaanka ha dambaajine allah u naxariisto uun ayaa ku filan.

  • MMMMMWHAT A MAN!WHAT A MAN! R.I.P LEGEND I WISH I WAS PART OF HIS GENERATION:)IM SURE WE WILL NEVER LIKE HIM OR MY SON WIIL BE LIKE HIM INSHAALAH AMIIN, ALLAH YARXAMAK.

  • Taarikhdu way joogta mana guurto,,,,,halyeeygu waaa socday gacan ka gardaran ayaaa khaarajisay....RIP...Alaaa araxamu raaximiin isaga iyo dhamaaan intiii inaga dhimatayba....aaamiiin....aaaa­mmmmiiiin....aaaaaammmiiinnn

  • Waxaa cajiib ah siduu meesiga markiiba usaaranayo heelada walaaahi mucjisuu ahaa.

  • Geesi bu ahaa ay yar tahay in noociisa aduunka lagu arko ....Mucalim,musician,heesaa,la­xamiste,Mujaahid Intaa Iyo in ka badan ninka ku sifoobay buu ahaa alla ya raxma Ilaahay godka ha u nuuro isaga iyo dhamaan umada muslimiintaba ....aaaaaaamiiiiin

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more