Waxaa heestan sameeyay fanaankii weynaa Siciid Jiir waxaana ku luuqaynaysa fanaanadii codka macaynayd ee Ikraan Caraale waxaana music tumaayay Karaama waxaana lagu duuban London UK. waxaa heets macaan loo sameeyay xisbiga shacabka ee KULMIYE
kanaxow nafta waa waxaan la yabaa waxan aa moodid in meesha lagu soo daadshay ee aan waxba ka ogayn mujaahid axmed maxamed maxamuud silaanyo doqon baan aqoone fariid looma sheego waayo waa yaqaaanba
hodanoos wax maqan kama hadli kartide sooyara barbaar hada caruur baad tahay ku caqliyeysatay waraabka udub ta baahane
siraanyo waa madaxweynaha somaliland ee mustaqbalka dhow kaalayoo ku soo dhuus cadnaan hadaad la soo gaadho
WOOW. this song is very emotional somaliland ha nolato baan u leenahay.. this song is da reality. peace somaliland.
QueenMagol01 1 year ago
Asalaamu Alaykum Dhamaan Akhyaarta sharafta leh meel kasta oo aad joogtaan waxaan Salaan Wadaninimo u gudbin lahaa Abwaanka Saed Sheekh Abubakar Ismael, Mudane Halgame wadani ah ayaad tahay aad ayaad u Mahadsantahay Hobalada Codka Dahabiga leh ee Ikraan waxaan leeyahay Allah ha ku salaamad yeelo Boqoradii codkaad tahay ee Qarnigan
baashe09 1 year ago
nice song
libaaxciije 1 year ago
viva kulmiye waligaa noloow
kanaxow nafta waa waxaan la yabaa waxan aa moodid in meesha lagu soo daadshay ee aan waxba ka ogayn mujaahid axmed maxamed maxamuud silaanyo doqon baan aqoone fariid looma sheego waayo waa yaqaaanba
hodanoos wax maqan kama hadli kartide sooyara barbaar hada caruur baad tahay ku caqliyeysatay waraabka udub ta baahane
siraanyo waa madaxweynaha somaliland ee mustaqbalka dhow kaalayoo ku soo dhuus cadnaan hadaad la soo gaadho
labamidigle 1 year ago
karti hufanan & karamo eebe ayuu kulmiye shbakan kadeedan ku biiriyee kalaya ree somalilandow kifaaxa doorashda kaadhkiina kulmiye siiya
fowzifeeero 1 year ago
kkk siciid sheekh abubokor jiir walaahi waad dishey reer kulmiye maxaad tidhi
( Beeshu way haradantoo hormood uma maqne ) waa run way haradantay hormood kalena ma maqna waxaan ahey 1 silaanyo oo kulmiye ku indha belay
ikraan caraale ciyaal hargeisa siba gacan libaax gaar ahaan sheekh madar ayey aheyd thanksa siciid sheekh abubokor sida maldahan ee aad u togatey laabjahilayashaa somaliland ee .............. garo ama ha garan
cadnaanehel 1 year ago
im a somalilander i want a revolutionary government against Ethiopia
SuperMusa1234 1 year ago
aynu horumar gaahdeen caynaanka ahy great wlhy mahad sanid indr qaloocan_hj aad baad umahad snatahay heestan aan nooso dhigtay viva kulmiye
yiroowe 2 years ago
waxaasi hees maaha hoy iska dhaafa... waligeenii qaban maysaan ee taaas ku seexda oo niyada galiya hoy reer kulmiyaw.
hodonoos 2 years ago
nice song viva somaliland
boytogdheer 2 years ago