Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

doorashada Somaliland

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
4,620
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Jun 29, 2010

doorashada Somaliland

Inta badan doorashado si wanaagsan ayay u socotaa marka laba reebo did u dhacyo aad u yar yar oo dadka qaar ay ku wareereen xarafka uu magacoodu ka bilowdo awgeed meelaha ay ka codayn lahaayeen.

U soo bixidda doorashada ee dhiibashada codka, ayaa lagu tilmaamay in ay ka badan tahay doorashadii tan ka horaysay ee ka dhacday Somaliland.

Guddoomiyaha guddiga doorashada, Ciise Yuusuf Maxamed, ayaa sheegay in xayiraadda laga qaadayo goor dhow socodka gaadiid oo horay loo xayiray ilaa lixda maqribnimo, gaadiid gaar ah oo fasax haysta maahee.

Guddoomiyaha guddiga doorashada Somaliland, ayaa sidoo kale u qiray weriyaha BBC Axmed Siciid Cige in doorashadu aysan ka dhicin ilaa 34 goobood oo gobolka Sool iyo degmada Buuhoodle, ayna soo celiyeen santuuqyadii sida Xuddun oo kale oo laga soo celiyay ilaa 21 santuuqyadii codbixinta ah kadib markii la arkay in shaqaaqo ay ka dhacayso, ilaa shan santuuq jidgooyo loo galay gaari ay saarnaayeen, oo uu guddoomiyuhu sheegay in koox la yiraahdo SSC oo gobolkaas ka dagaalanta ay qaateen, ciidamada Somaliland-na ay ka dabatageen oo ku hareersan yihiin, sida uu sheegay. Wuxuu kaloo guddoomiyuhu xusay in halka la yiraahdo Kala-bayr uu ku dhintay 1 qof.

Guddoomiyuhu, wuxuu sheegay in gobolka Sool iyo degmada Buuhoodle ilaa 213 goobood, marka laga reebo 34 aanay ka dhacaynin doorashada ay inta kale si nabadgalyo ah uga dhacday doorashada.

Category:

News & Politics

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (0)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more