ilahoow xaqa na tusi o nagu hanuni in aan racno ilahoow kuwoon soo hanuuni oo xaqaqa iyo dariqii nabiga scw tus o ku hanuuni in ay racaan dhamaana naguwada hanuni yaa rabi amiin waxey isu malenayaan in ay hanunsanyihiin tusale abaabakr iyo cumar iyo cithman waxey ka fadilaan sheekh jeylani iyo shiikh awoos iyo ya rabi xaqa na tus
Qardho adiga Allaha kusoo hanuuniyo waayo waxa la sheegaayo micnahiisa maba taqaanid oo waxa lasheego waxa aay yihiin markaad ogaato ayaad xaqa arki doontaa Allaha kaa dhigo kii maxabada Nebiga SCW qaata Salliga rasuulka Swc ku saliya mar walbo sunada iyo axadiista iyo qoolkii Alle soo dhaalaco ama anaga noo imaaw aan kuu faaideeno walaalkeena ayaa tahay insha Allaah waxan kugu duceynaa Maxabada rasuulka inuu Alle ku haleeliyo walaal
alshaashi 3 months ago
ilahoow xaqa na tusi o nagu hanuni in aan racno ilahoow kuwoon soo hanuuni oo xaqaqa iyo dariqii nabiga scw tus o ku hanuuni in ay racaan dhamaana naguwada hanuni yaa rabi amiin waxey isu malenayaan in ay hanunsanyihiin tusale abaabakr iyo cumar iyo cithman waxey ka fadilaan sheekh jeylani iyo shiikh awoos iyo ya rabi xaqa na tus
qardho75 3 years ago