Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Soomaalida Maantay (Somalia Today) #14 - AMISOM equates to DESTRUCTION of Mogadishu!!

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
15,900
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Mar 29, 2011

www.keymedia.net - Daawade sideed is leedahay umadda Soomaaliyeed ee ku nool Muqdisho way uga sama bixi kartaa xasuuqa indha la'aanta ah ee ay ciidamada AMisom u geestaan? Ayeey tahay cida Amisom la wadaageyso mas'uuliyadaasi? Fadalan aragtidaada noogu soo dir facebook. www.facebook.com/Keydmedia

  • likes, 2 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Top Comments

  • brilliant video keyd media please keep up the professional work you do so amazingly Ur the only Somali media who supplies us with this high quality information and i hope u prosper and continue with your journalistic efforts. SOMALIA ILAHEY NABAD HA KA DHIGO, LONG LIVE SOMALIA ! :)

  • @midnimo73 DHACDA UGUB AH - Sh.Muhiyadin - Dadkii Amxaaradu Qafaalatay.Sh. Muhiyadin waxaa lagu Qafaashtay Xamar, Addis Abeba Lagu xiray. Waa Muhim in Maxkamada la soo taago kuwa Gacan ku dhiigleyaashaa.Bal Fiiri Hogaamiye koxeeyada sida: C/llahi Yusuf, Morgan,Axmed Godane, Ina Shangole,C/qaybdid,Cali Maxamed Geedi iyo waxii la mid ah.Morgan iyo Maslax dambi ma galin Jeneral Maxamed Cali Samantar-na maxkamad ha la keeno, taas Cadaalad miyaa? Bal Fiirsha Xamar kuwa maalin walba xasuuqa geysanyaan

Video Responses

This video is a response to Somalia: caught in the war of Mogadishu
see all

All Comments (33)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • HELPFULL NEW MEDIA ,EXCELLENT

  • Nice video Keymedia...amisom should be partially held accountable for the massacre of mogadishu citizen as well as alshabab...both of them are working and financed by the same CIA

  • the shabab has no air power, what are they using a anti air battery for ?

  • @greatSOMALI firstable hawiye don't do nothing wrong....whoevere is responsible somalia collaspe 1990 ilaaahay baa u jeeda magartgay... adigan waxaad dhehaysid ka fiirso we are muslim.... ilahiyoo dhulkeey nabd kadhig african waxb igama qaadeen unless my beloved somali was my side....

    \

  • SOMAALIYA MIYAA WAA HAWIYEE WAXAY UMADA U GEYSTEEN AYAA LAGA AARAYAA...

  • @shactaro waxaad tahay qof diinka aan waxba ka garaneyn...marka aad leedahay (soomaalida jareerta ee ku shaqeesataa, waana dhaqankeena wallahi) miyaadan ogeyn dadka aad tilmaameyso inay Soomaali kula yihiin oo Muslimiin yihiin oo u badan yihiin dad muruqooda maala oo aan qori wax ku doonin, hadii aad sheeganeyso ama Ugandha dheh ama Burundi ee dadkeena sharafta leh ha ceebeyn.

  • @shipshipdhe Ninyahow horta intaad dhahday lagu yiri... waxaadna ku sifowday (nin carooday laga badi) waxaa muuqata waxa aad la gubaneyso inay tahay qabyaalad, hadii aad iga sugeysay inaan qariyo dadka aad rabto in loo ceeb qariyo taas igama suurtowdo...mida kale inaadan waxba aqrin aqoon, anigu ma difaacin AMISOM ee waxaan iri hala wada sheego dadkii dambiyada dalka ka geystay sida CEYDIID IWM.

    sida loo doodo soo baro jaahilyahow...meeshan caay & habaar loogama baahna, xaqana waa soo baxaaa

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more