Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Hees Cusub Lyrics(Jaceylka) Axmed Biif 2010

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
149,437
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Aug 26, 2010

Jaceylka Lyrics...

Jaceylku haduu cuslaado
Curuuqdiyo dhuuxa gaaro
Malaha cashar iyo dabiibee

Jaceylku haduu cuslaado
Curuuqdiyo dhuuxa gaaro
Malaha cashar iyo dabiibee

Intuu dhalinyara curyaanshay
Cunto iyo dhaqashaba u diidee...eeh eh

Tiro iyo cadad laguma koobee..eeh

Intuu dhalinyara curyaanshay
Cunto iyo dhaqashaba u diidee...eeh eh.. way..way

Tiro iyo cadad laguma koobee..eeh

Anigu caawana I helayee
Badweyn buu igula cararoo
Mowjada culus ila dabaashay

Anigu caawana I helayee
Badweyn buu igula cararoo
Mowjada culus ila dabaashay
Adoo iga caawinaaya
Tixgalinaya cabashadeeda
Caleentiyo iyo Ubaxa hooriyo
Cawo iyo sami ila wadaag
Cawo iyo sami ila wadaag

Adoo iga caawinaaya
Tixgalinaya cabashadeeda
Caleentiyo iyo Ubaxa hooriyo
Cawo iyo sami ila wadaag
Cawo iyo sami Ila wadaag

PAGE 2

Cilmi iyo Leyla wuxuu u geestay
Ceebla iyo Qays siduu yeelay
Cali iyo Hodan tii ka gaadhay

Cilmi iyo Leyla wuxuu u geestay
Ceebla iyo Qays siduu yeelay
Cali iyo Hodan tii ka gaadhay

Intuu cadabee dhaqaaqday
Imisuu ciirsiba u diiday...way..way
Cawaaqib xumaan ku reebay

Intuu cadabee dhaqaaqday
Imisuu ciirsiba u diiday...way..way
Cawaaqib xumaan ku reebay

Aduun iyo camaladeeda
Markaan u calool nuglaaday
Miyeey i alan waleesay

Aduun iyo camaladeeda
Markaan u calool nuglaaday
Miyeey i alan waleesay

Adoo iga caawinaaya
Tixgalinaya cabashadeeda
Caleentiyo iyo Ubaxa hooriyo
Cawo iyo sami ila wadaag
Cawo iyo sami ila wadaag

Adoo iga caawinaaya
Tixgalinaya cabashadeeda
Caleentiyo iyo Ubaxa hooriyo
Cawo iyo sami ila wadaag
Cawo iyo sami Ila wadaag

Category:

Music

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 3 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Uploader Comments (MrXXKINGXX7)

  • Amazing voic nd lovely song biif hestan jaceyl laga nastay so kicisay huuno lol

  • @Zuha702 maba ogeen jaceyl in laga nasto kkkkkkkkkkkkkkkkk see looga nastaa anuu idilay jaceyl?

  • Am Loving it.... Awesome <3

  • @saaira46 thanks sis please enjoy!!! this awesome song

  • heestan waxaay i geysatay dhaawac malinkasto waxaan siiya waqti dheeri ah mmmmmmm biif br i noolow

  • @zilfaana kkkkk ..waa ku mahadsan tahay commentka!!!!

Top Comments

  • @MrXXKINGXX7 heestaan waan ka helay mana fahmaayo qoraalkana soo fiican looma arkaayo oo dhaqsoo ku babaxaa meeshana malaga arkaayo oo sawirka ayaa kuxun ee adigoo raali ah mid cusub masoo sameyn kartaa hadaad adiga soo suubisay midkaan :D mahadsanid

see all

All Comments (98)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • heestaan inaba caadi mahan!!!!

  • Waah Waah Waxaas Ayaa Hees Uqalanta Ahmed Biif Heesahaaga Aad Ayaan Udaneeya Laakin Laxanka Ayay Iskaga Wada Mid Yihiin Laakin Heestaan Wa Wax Kale Dad Gaar Ah ayaa Fahmi Kara NIce Voice I liké iT ♥ !! Thanx Mr Ahmed Biif

  • ADOO IGA CAWINAAYA TIXGALANAYA CABASHADAYDA CALENTIYO UBAXA HOOYO CIWIYO SAMI

     ILA WADAAG

  • haaaaaaaaaaaa waan ku siinayaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa

    

  • jaceelku waa an iswasno macaanto marka waa sedaas weeye jaceelku

  • @MrXXKINGXX7 ilowsho kadibna wax xiriir ah lalama sameeyo wax dumar ah in muddo markaasaad ka nasatay jacaylka

  • qatar masha alaah waxas ayaa hees ah.

  • this sucks shit

  • Goodness what a lovely song !!!!!

  • heestaan caadi m ahan waqti walbo waan dhageestaa miro aan caadi ahyn cod iyo music intaba waay ka dheeli tiran tahay caadi m ahan

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more