Waar ninku been badanaa, Ismaaciil Mire ma isagaaba ku jiray dagaalkii Dhulmadoobe. koofilna gacan baad sheegaysaaye tintii lama taaban sabab meeshu ku dhintay iyo halka laga soo toogtay isumay dhawayn, koofil waxay xabadu ku dhacday isagoo dhufayska ku jira , marku dhintay saaxiibkii summer iyo Capt Dunn ayaa maydkiisi qaaday , cidii dishay xataa la garan maayo.
sayid ... ugu yaran imisa dhulbahante ayuu diley ,,,, buuroo madmadow oo dhiigii dhulbahanataha aya ku yaala dhulkaas dhulbahantu dago
wiseboy84 2 days ago
@jaama20
Waxaan filayaa inaadan wax badan ka ogeyn taariikhdan. Ismaciil Mire waa kii watay colkii diley Corfil, Midhaa gabeygiisii warbixinta ahaa maadan arag.
dahirm45 1 week ago
@IseekHonestY jac iyo baruud weeye. Maaha jab iyo baruud
Dawlad1 1 month ago
adaan koofiloow jiitayoo dunida joogeynee I LOVE IT sayid maxamed cabdule xasan GOD BLESS HIM aamiin.
mogcity247 2 months ago
Ingriis jabyow waxaa ku dhacday jab iyo baaruud dheh.i love it !
IseekHonestY 2 months ago
kacbada iyo qufka mo'a minka yaa qiimo badan sxb riix halkaan huus deenshowplease
deenshowplease 3 months ago
kacbada iyo qufka mo'a minka yaa qiimo badan sxb
deenshowplease 3 months ago
Waar ninku been badanaa, Ismaaciil Mire ma isagaaba ku jiray dagaalkii Dhulmadoobe. koofilna gacan baad sheegaysaaye tintii lama taaban sabab meeshu ku dhintay iyo halka laga soo toogtay isumay dhawayn, koofil waxay xabadu ku dhacday isagoo dhufayska ku jira , marku dhintay saaxiibkii summer iyo Capt Dunn ayaa maydkiisi qaaday , cidii dishay xataa la garan maayo.
jaama20 6 months ago
somali weyn in our life time hope and the ww3 in sha AALAH
ALANLEEY 6 months ago
maansha allah gabaygaan sayidka waa gabayga ugu macaan gabayada soomaliyeed ilaahay ha u naxariista sayidka lakiin dhalin yaradeena somalida inteena badan sayidka qalad baa nalaga fahan siiyo waa ridiinta somalidana waxay ahayeen hadya jeer kuwa un noo sheega dad koo dii inuu laayay sayidku lakiin waxa uu kula laaya ama waxa uu ahaa nalooma sheegin lakiin hada waan fahana sugaan yahanada somaliyeed ayana na fahan siiya
duqa2010 1 year ago
very very nice
waandhe 1 year ago