Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Waa Wada Macaan Dumarku

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
24,496
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Jan 16, 2010

Heestan, oo ah hees aad looga dabadhacay laxaneeda, miraheeda, iyo musigeeda, ayuu Abwaan Cali Xasan Warsame (Awdoon) ku amaanayaa Guud Ahaan Dumarka oo Dhan kana sheekeeynayaa Waxa ay yihiin ahaato sharaftooda, Garaadkooda, xilkooda nolosha aadamaha guud. Wuxuu tusale usooqadanaay iney iyagu dhaleen Nabi Muxammad (CSW) iyo Nabi Ciise (CS). Ana Waxaa si sharaf leh idinku soogudbinaa WAA WADA MACAAN DUMARKU. Dhagaysi Wacan.

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (31)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Mahadsanid Abwaan Cali Xasan Warsame (Cali Puntland)

  • alaaaaaaaaaaaaaa macaan badanaa waa igashay heestu af gaga caano geel oo dhay ah laku qabay alaaa beerka maba kaxisa dhigayo wan kusoo cel celin mantoo dhan fanan fanan dhalay

  • TheArrivederci2009 , maxaa macnaha haduu Puntland ka yimi? wuu xun yahay maad leedahay even hadii aadan Puntland jeclayn? Isagu waa fanaan shaqsi buu ka yahay pls niyadiina cuqdada ka saara iyo qabyaalada, anigu ma ahi reer Puntland lkn qabyaaladaan ka xanaaqaa ilaa xad

    iga raali ahow, inan saas kuula hadlo dabcan in aadan jeclaysanayn baa la yagaabaa????

  • TheArrivederci2009 , maxaa macnaha haduu Puntland ka yimi? wuu xun yahay maad leedahay even hadii aadan Puntland jeclayn? Isagu waa fanaan shaqsi buu ka yahay pls niyadiina cuqdada ka saara iyo qabyaalada, anigu ma ahi reer Puntland lkn qabyaaladaan ka xanaaqaa ilaa xad

  • beentiis maha abwaan cali xasan waa wada macaan dumarku.. waxaa ka mid ah hooyaday,, walaashay. iyo xaaskayga adna waan u jeclahay. dumarka soomaaliyeedna waan sharfaa....

  • Eeboow xaa ku cod macaana duqaan, xayse kuugu taal puntlanuu ka yimid lol.

  • masha allah cali xasan warsame waa runta dumarka waa wada macaan thnx ader heesta macaan

  • waxbaa ka dhacay alfanaan cali xasan warsame fanaanka qarniga axsan sawt noolow abwaan

  • this song really nice and hve meaning good jop bro

  • woooooooow I love this songs

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more