Nin Jaceyl wareemay
Uploader Comments (mmyare1)
All Comments (30)
-
i ,love this song
-
Nin jaceyl wareemayoo
Waagi gaduutaba wanaagan u jeclaa dadka weydiiyaan ahay
Ruuxii aan wareystaba aniguu i waansha,
waali igu tilmaama walwal igu abuuraa..
Aniguna warkoodi wacdi uma dhag taago
wabiyada Bulhaan iyo shimbaraha wareysta
Alla waayeyee walbahaarayee
Alla waayeyee walbahaarayee
Igu wiirsay caashuqu yaan ka weheshada
an ka weheshada
-
@mmyare1 thks 4 the singer
-
i lke this song ,this song is the best ever.
-
asc Mr Maxamed khadar waan idin salaamay dhamaan ninkaan codka macaan magaciisa waa jeylaani abuukar jeey waa nin aan halmeel kusoo wada kornay maxaad ka taqaaniin waxii rabtiin maad iska sheegeysiin arsoomalida wax iska qiyaas ogaa anigaana qisadiida goob joog ka ahaay viva fananaan reer madino viva macmacaanka viva jeylaani abuukar jeey
-
mmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmm
mmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmm mmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmm mmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmm mmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmm mmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmm mmmmmmmm -
@siman202 abaayo jeceylka dhabta hal mar ayuu qofka so mara markas neh haddo ka fa'idesanwo waxa ku adkanayo qof kale o dhab eh in o so maro so ma ahan qofkas neh inta o ka heelayo jeceyl dhab eh woxo noqona qof rajo ku nool eh micnaha qof an dhiman ana nolen so ma ahan
deqa143 ThnkZ dear ♥♥♥♥♥
mmyare1 9 months ago