Hadrawi's Peace & Literacy Caravan - Ugaasa Abukar Boocow

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
60,234
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Oct 27, 2008

Ugaasa Abukar Boocow a Talented Somali Sister Showing the Somali Community the Power of Somali Spoken Words and Culture. Masha-Allah

Category:

Entertainment

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 2 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Top Comments

  • Ya salaam Ugaaso. Well done for the lifely and extremely entertaining speech.

  • Salan kashka iyo labta kaso go´day, waraaq mey direysa qoftan waayo waayo an xasuustay.

see all

All Comments (45)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Very smart girl mashallah. Guys where can I find Hadraawi's speech. thanks

  • Asalaamu caleykum dhammaan. Salaan kadib waxaan halkaan hambalyo uga dirayaa abwaanka weyn ee Soomaaliyeed M. Ibraham W.Hadraawi. Abwaanka inuu yahay abwaan Soomaaliyeed oo u taagan samaha ummadda soomaaliyeed oo dhan oo uusan qolo gaar ah ama gobol gaar ah ahayn wuxuu uu ku muujiyey ficil iyo hadalba.

    Ugaaso! Waxaan ku leeyahay hambalyo. Waa arrin aad loogu farxo adiga oo dalka ka tagay adoo 2 sano jira, oo ku koray qurbe, haddana aad muujiso jacaylka aad u qabto afkaaga hooyo.

  • mansha allah . she is not only sexy but smart and talented...

  • Runtii hadraawi waa Mujaahid wayn ILAAHAY HA KU DAAYO

  • Ugaaso ama Caasha-Luul, runtii waxad tahay true somali, qalbi fayaw oo xumo aan lahayn, abaayo laakiin ma ogtahay in Hadraawi ka mid yahay waraabayaashii Somalia cunay ee qoriga ku burburiyay markuu lahaa:- "Haddaanan Haddaanan Waxaan Hubo Caawa Dhammaan huga xaaska Haylaha Maryahayga Sariirta Hambaadha Ashuunka Humbuuca Kuraasta Hadoodan Haraaq iyo Daahyo Waxaan Jaqaf Haysto Haddaanan Hub siisan Dadkayga Habaynin Lasoo Harin Guusha Cabdow Hadalkaygu Hawaawir Kac Weeye"
  • Machallah, gabadhan waxa ay isku darsatay qurux rabi ugu deegay, cod macaan, aftahanimo ilaah baan uga baryayaa inuu intaa uu siiyay eey ugu kaalmayso diinteena islamka ah oo ay noqoto daaciyad alle (Amiin),,,so pls try to learn our religion, coz am sure u could be like siraj wahaj (somali lady version) so that will help you and Umma in this life and hereafter inchallah.

  • Masha'allah waa gabar smart ah. ILLAHAY haku daysto

  • mashallah the sister is very smart and what a lucky day for her to welcome the great poete hadraawi.

  • manshallah gabdhaan waa gabar aan ku faani karno iyado qurbe ku nool eyey isku howshey inay si fiican uugu hadasho soomaaliga aniga waxaan ahay qof iyadoo kale ah ku nool qurbe kuna imi wiil yar aad baan uugu farxay gabdhan sida ey noo tustay iney tahay ruux ku faani karta iney tahay soomaaliyad dhab ah waa jeclaan lahaa inaan gabdhaan mar la kulmo hadii qof yaqaano uu jiro fadlan ha ii sheegi i am proud of you sister keep going we have a bright future

    wel done

  • job well done ugaaso!!!!!!!!!!

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more