Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Burco 2008

Loading...

Sign in or sign up now!
46,394
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Jan 13, 2008

Daawasho wacan

Category:

Travel & Events

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 1 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Uploader Comments (miig2006)

  • guguleyaasha meel aanad arag waxba hakasheegin. Burco waa meesha ugu quruxbdan geeska africa, waa magaalo iskeed horimerkeeda isu istaagtay ayadana is dhistay waaana magaalda keliye ee wax qabad heer sare ah gaadhay mid dhismeed, mid wax soosaar iyo mid cilmiyeedba. waxaana ilahay karajeenayaa in Burco la mid noqoto Dubia iyo New york.

  • Mukhtaar nacas nimada waa lakaqaadaaye meelahas latag , reer Burcana matihid aabahana muuarag Burco, ee miskiin yaro dayaysan ayaad tahee, bahasha meelahaas kula dhac, ma garatay :-)

  • Mukhtar Burco maanta Buug iyo Qalin baysidataa hadaad ku ogeed Budh iyo Toori. Burco Toorida iyo Budhka waxaa ugudanbeeyay markay reer Burco Faqashtii kasafaysay Somaliland.

    ..............................­..........

    Zerihun thnx saaxiib

  • Thnx, Dalmarow. Saxiib taas wakhtigeeda markay gaadho insha Allah ayaanu soogelin youtube, laakin imika video sidaas usi dheer oo magaalada Burco dacal ilaa dacal lagasooduubay, mareegaha internetkana kumajiro. waxaanse rajaynayaa in laftigaygaba aan kasooduubo Burco hadii ilahay ina gaadhsiiyo.

    BOODH KEEDU WAA DAHAB

    BURCAD BUU KA DHIGANYAHAY

    BIYAHEEDU WAA MALAB

    BUKAAN KAY BOGSIIYAAN

    BARWAAQADII BURCAAD IYO

    BARADEEDII WEEYE

  • Burco horimar iyo waxqabad lataabankaro gaadhay. halkaas kasiiwada Qurbajooga dhisida dalkiina Hooyo, Somaliland iyo Magaalada qiimaha iyo Taariikhda dheer ee Burco.

    BALAAYADA WAREEGTIYO

    BAASAHA ADUUN YADA

    BAASIDOW ALAHAYOW

    BAAL MARI TOGDHEEROO

    ABIDKII BADHAADHIYO

    KA YEEL XERO BARWAAQEED.

Top Comments

  • Masha Allah Togdheer waa qurux badan tahay Burco Waa Dhul siman Ma aha dhul buuro leh waxa kale oo ay hodan ku tahay Biyo Waxaan leeyahay Masha allah,,, Godbless U Togdheer,,,

  • Boi!!..Last time i've been there was 2007..still looking good Masha'allah..

see all

All Comments (38)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Burco, hargaysa, barbara ,cerigaabo daalo, maydh, xiish, odwayne dhulka duriyada shiikhu dagtaa wuu baladhan yahay ma soo koobi karee ilahay haynoo daayo.Nabada aynu haysano

  • im goin 2011 dat last i was der was 2008

  • woow Burco , Hooyaada Somaliland ilaahi haku baraakeeyo.

    much love from Gabilay.

  • @SIIGOMAN haaye maad adigu wanaaga ka eegtid maxaa somali marwalba -negative- ka dhigay waanu ognahay waxay tahaybe noo amaan ama iska amus walaalo aleen london ma lihide. miig mahadsanid for the video

  • i just waa go back to back eat dinner in cigaal hotel ...oooh god i miss it so much was there last summer 08 buuuuurcooooo there's no otha place better then dere:D..BIG LOVE FOR ALL MY PPPL

  • thats my hometown. 20 years now need to go back soon

  • wooooooooooooooow burco noolow s/land

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more