Khadra Daahir-Sida Laygu Kaa Ladhay-.wmv
Loading...
56,054
Loading...
Uploader Comments (hayaayww)
see all
All Comments (29)
-
cream
-
she is simply the crem of the crop.long live khadra.u r the best,sister
-
yaacaleek khadra
-
as wr wb yaa waayana who is this ?
-
Masha allah aaway aaway tks all
-
Sida laba is jeceloo laydhsanaaya fiidkii waayo waayo
-
waaw khadra codkeeda caadi maaha walaahi. heeso sharaf leh waxaanaa lagaa dhahaa .. maaha waxa hada socdo..
heestaan gabar aan u qaadi jiray aan soo xasuustay inkastooy marki dambe iskiifo isku badashay kkkkkkk
-
khadra daahir cige afkaaga caano lagu qabey am proud isku magaalo ayaynu ku dhalaney hargeisa
Loading...
waayo waayo khadra heestan aad baan u jeclaa mar jacayl i hayey laakin kii aan jeclaa ma garanayn micna jacaylka waan ka xumahay inaan mid waxba ka ogayn jacalka u qaado heestan hundheele dabagalay yaan ahaa i'm very sorry bal haduu markale i soo maro jacaylku waa inaan iska jeraa heesaha jacalka ah because raga somaliyeed ma yaqaanin jacaylka ama ma qadariyaa qofka u sheegta jacaylka waad ogtahay taa khadray
xMOExMaGiCzZ 2 months ago
@xMOExMaGiCzZ Wallaalo Dee Ragga Soomaalida oo dhan ha isku qaban ,imisaa kamid ah dumarka soomaaliyeed ayaa jira oo Hanad badanoo jecel cirka u eegey lool haddana looma nisbeyn karo dumaroo dhan ,Jacaylka heesaha iyo musica ka abuurmana maba aha wax jira waa dhalanteed ,jacaylku wuxuu yimmaadaa guurka dabadii waxa kale ka bood waa dookh ,ka helid iyo la dhicid aad qof la dhacdo
hayaayww 2 months ago