Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Mayor R.T. Ryback dancing with Somali stars

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
62,938
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Feb 13, 2009

Duqa magalada Minneapolis, Oo ku qoobka ciyaraya Hees Somali ah

  • likes, 3 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Top Comments

  • Somalia flag on American Mayor dancing to somali music tunes. That is a sign of hope for Somalia coz soon we will influencing American foreign policy in our favor. Didn't you guys see Obama dressed like a somali elder before?

  • whoever put the flag on the mayor wasn't thinking straight. the mayor looked uncomfortable and for good reason. if he wants to run for higher office he sure doesn't want that image being misused by his opponents

see all

All Comments (31)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Calanka qaab uu isaga tuuray ayaaba nooc cajiib ah. Duliga aad ku jirtaan goormeed ka bexeeysaan?

  • Ninka meesha ka halaayo hurmarka aay soomaliya gaartay ma waxa uu ka wadaa in gaalada loo qaawiyo dumarka soomaliyeed?

     Caqliga nocaas ah waa caqliga wadanka dagaalka galiyay

  • viva canab somali

  • Mayor R.T. is a real American Mayor not FOX NEWS American (Murdock-ism). He is a Mayor that Somali people love. May be one day he will go to Somalia as American Ambassador. He will be among friends..Vote for him to be the first American Ambassador to a steady Somalia..

  • Beautiful song and dance. Amazing...Bot the singer and Mayor stole the show.

  • VIVA MR. MAYOR. LAAKIIN QOFTU COD XUMAA. TAN OO KALE INAYSAN HEESIN BAY AHAYD. XATAA SARIIRTA INAY KU HADASHO MAAHA.

    WAAYO WAY QURXOONTAHAY EE COD MALEH

  • hadii oo anaga is jeclaano oo qabiil la hilmaamo wadaka nabad uu noqonayaa umada somaliyeed ne naxariis ayee yeelaneeysaa. ee soomaliyee rabi aan ulaabano aana isjeclaano oo waxii xun ha la hilmaamo. soomaaliya hanoolaato.  nooloo nooloo soomaaliya

  • dadbaa uso dintay oo quburaha ku jiro xornrimada manta lagu bashalaayo ilahow syl iyo kuwii dalkeena xoreyey u naxariso nimankaas haday ogaan la hayaan sida u manta dalkenii yahay  wey ka xumana la yeen waxay naftoodii u hureeyn in manta la bur buriyo ilahow adoo weyn umadan bogadaa burcad isku mari

  • ilaahy dalki nabad noga dhig amin ya rabi subaxdan kacabo wan so xasusta dalkeygi ilaho dalkayago nabada nagey amin

  • allahayow umadeena bugooda burcad isku mari oo isjecleeysii yaah allaah yaah raxmaan yaah casiis allahayow weeyno dhibtoonay ee dhibta inaga saar

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more