MO,OGTAHAY (Hees)
Uploader Comments (Mudugboy)
Top Comments
-
I'm loving this song.
-
waaaaaaaw qofta caadi ma aha masha allah viva gabdhaha somaliyeed
All Comments (90)
-
viva Somli Girls.......
-
@dhus0yarE xabashiyad futo wayn waaye hada oo aad ka yaabayso
-
@dhus0yarE habartaan ayadoo futada iyo meel kastaba ka buuratay oo X
-
caadi ma'ahan ... laakin su'aashu waa... XAGEE KA BEXEEN GABDHIHII SIDAA U DHUUDHUUBNAA EE SOMALIYEED?
hada kuwa jooga waa 1000 +2000 kiilo iyo bar baayici maynee keen barida...
-
iyadoo ethobia joogto baan ogaa 2008kii i dont where she is living now
-
waaaaaw what awsome voice and sweet words
-
Khadiija Hiiraan majaajilada iyo murtida waay taqaanaa waxaa tusaale u ah riwaayada ku jirtay "Waa Maadays Aduunyadu, Dadkuna Waay matalayaan" 1984
-
waxaan weeydiiyay Khadiija saaxiibadeed Saynab Cige oo aay riwaayadii "waa maadays aduunyadu, dadkuna waay matalayaan" 1984 ku wada jireen
waxaay igu tidhi waay wada hadlaan waagaay Ethiopia joogtay hadana Norway
-
khadiija hiraan waxay ku noshahay qaarada yurub waxeyna jogtaa wadanka norge
-
aadbay ucod macan tahay gabadha somaliyeed
thanks sister
Mudugboy 3 years ago
Qalbiga thanks sxb
Mudugboy 3 years ago