Loading...
Uploaded by aayoifiye on Oct 7, 2009
Kumanaan kun oo Somali ah ayaa ku soo ka soo qeyb gashay kulan lagu soo dhaweynayey madaxweyne shariif cariga Mareykanka gaar ahaan Gobolka Minnesota.
News & Politics
Standard YouTube License
Salaam,
Thanks Bro Macruuf for the upload May Allah Unite Us MuSlims All
hoymaleh2009 2 years ago
Hey macruuf waaw!!.. caadi maahan si fiican ayad u soo dhaweysen ... waan ka helay warbixintada dhawan weriye caalami ah iga dheh...
Waraa qatar ayaad u soo qabatay yaa salaam ..!! weligaaba noqo weriye wax dhisa ee ha noqon mid wax dumiya.. dadka nadiifka ah ee xalka iyo hormarka dadnimo jecelna waad wareysatay .. thanks macruuf.
dalkeygii 2 years ago
Macruuf cadaalad ma'aadan aheyn!
Waxaa soo xigatay dadka M. Shariif taageersan.
1) M.Sharif Masaajidada uu hujuumay.
2) Wuxuu u hanjabay dad khaas ah.
3) Hadalkiisa xikmad malaheyn.
4) Wuxuu ku jeesjeesayay dad Kismayo kudagalay.
Ayadoo saas tahay arimahaas dhexdhexaad aan ka'ahay.
Plz open your minds to the reality.
mucaad3 2 years ago
Load more suggestions