Ruquusa waxa ay ka mid tahay heesaha qaaliga ah ee ay qaadaan fanaaniinta Sahra ileys, Ubax Daahir, Xaliimo Cali yo Guulane Axmed Cali. Waa hees dhaanto ah oo hiddaha iyo dhaqankeennii ma guuraanka ahaa inoo tilmaameysa. Waa erayadii abwaan Axmed Aw-geedi
@ijaara78
sxb dumarkan heesaya ee aad maagaysaa markooda horeba waxay ka yimaadeen xagaa iyo kililka 5 aad markaa dee iska dhaaf marba halkay doonaan ha boodboodaane anaba maanaa maagin oo maanaa odhan ordoo meeshaad kale timaadeen la qabtee
dearlove82 1 month ago
@bellacaroabdourazak Sorry brother whether u like it or not Somaliland is a real country, I am not from there , but they did what we Somalis suppose to do long time a go build a real goverment. Go there and see how peaceful is it. Peace bro
aymanhar 2 months ago
naa ciyara ciyaar dhaqameedkina tan waxaa iska leh ogadenia ee somalild kkk
dhaqanka ogadhenia ayaya ku ciyaariyaan waa iidoor habowsan lakin ubax fahmo yaa jigjiga ka timid iyo sarho ilays oo ah kooxda ilays band ogadenia kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk naa ku ciyara sayliciyo ayaad leedihiine
ubexy bar iidoorka dhaqanka wanagsan ee ogadenia
ijaara78 3 months ago
@aymanhar listen fuck somaliland such thing doesnet exist say somalia or shut up
bellacaroabdourazak 4 months ago
@bangobasbaas 100% agree wit u
TheKingyusuf250x 4 months ago
Nice voice and well performed. Somaliland is always moving forward.
aymanhar 5 months ago
Somalians and fircoon were the same people...fact.
bangobasbaas 5 months ago
vive la culture et la coutume je retourne tres bientot dans somalie ingenieur en australie mais j ai demissione il un mois et je veux retourner dans mon racine et tres bientot avec mes enfant aussi
HABARGABEH 8 months ago
I know that you are brainwashed by Holywood "read this historic facts:«Again the representations of the early Puntites, or Somali people, on the Egyptian monuments, show striking resemblances to the Egyptians themselves. » : "The Wisdom of the Egyptians" By Brian Brown New York: Brentano's [1923]./According to the historian Richard Pankhurst :::"" The Egyptians sometimes called Punt land Ta-Netjeru, meaning "Land of the Gods," and considered it their place of origin." The Ethiopian Borderlands
sajokal20 10 months ago
maansha allah, waa dhaqan qaali ah laakiin dad la'aani hayso.
kigaanotakar 1 year ago