Golaha Baarlamaanka Somaliland 11/8-09

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
1,456
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Aug 11, 2009

Golaha Wakiillada Somaliland ayaa manta cod u qaaday laba mooshin oo kala ahaa: * In goaankii Kommisionka iyo madaxwaynuhu ku laaleen in doorashad lagu galo bilaa diiwaan galin ahaa mid sharci daro ah. * In loo qabtay mudo 7 maalmood in ay Madaxweynaha iyo Koomishanku kaga noqdaa go,aankaa, hadii kale xilka laga xayuubinaayo, 4 komishanka iyo madaxweynaha.

Sida wararku sheegayaan baarlamaanka ayaa cod buuxa ku diiday go,aankii Kominshanka ee Diwaangelinta la tooray, waxaa u codeeyay 39 xildhibaan, 2 ayaa ka aamusay, gudoomiya maa coday waxaa fadhiyay golaha 43 xildhibaan.

Warbixin faah faah san oo la xidhiidha sida loo kala codeeyay iyo qaabka wax u dhaceen dib ayaanu idinku soo gudbin doonaa.

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (0)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more