Waa Hees Cusb Oo Wadina Ah Oo La Yidhaahdo Horseed, Oo Loogu talagalay Sanadguurada 13 aad Ee Puntland, Waa Erayadii Iyo Laxankii Abwaan Abdirashid Yusuf Jibril, Codadkii Macaanee Ee Saida Abdi Muse, Mohamed Kaban, Mahamoud Amoore Iyo Xaawo kiin, Waa Soosaaristii Iyo Isku Dubaridkii Sanaagpost.com
puntland waa horsedkii somaliya . ee ilahayow u siyadi nabadeda. manshalah dadkan hesta
qadin codmacanaah . gabdhahaaas qurux da badanah ma reer puntland baah . waan ku soo
maqanahay kkkkkkkkk.
dumahaye22 2 days ago
manshalah puntland waxaan leyahay shacabka puntland somali oo dhan idinka bay idin sugin in
aad gacanta qabataan . waligiin ha ku fagarina in aad goni goosad noqotaan. maxaa yelay idinka
baa somaliya doorweynkulahaaa xoriyada iyo calankan qimah leh.
dumahaye22 4 days ago
LOVe somaliland N puntland maxaa yeelay weey tashadeen , laakin hawiye tashan waa ee allow caqligooda wanaaga tus
MrAbdirahman11 2 months ago
i love my putland
Mbrosoble 3 months ago
Puntland haa noolaato, can't wait to go back. AM gonna CIIDA that how much i miss
Maksud694 3 months ago
Puntland noolow! ilaahow Farole kaa qabo. Af waraabe ayey dantii Puntland gashay
Haysami 3 months ago
Mansha allah Viva Puntland, Come On Somalia Togather
sayfislam100 4 months ago 2
abwaan cabdirashiid yusuf jibril maansha alaah abwaan qaranka puntland saas ku wad waana ku mahadsan tahay heestan iyo gabdhaha iyo wiilasha codka qurxoon ababaay ababaay
gaban69 4 months ago
goonfartankiixalay bro gabadhaad mooday in ay u cod eg tahay magool waa saciido cabdi muse waana fanaaniintii hore ee somaliya ma aha kuwa hada..... wiilka heesta alifay maansha alaah waa abwaan qatar ah ... danta guud hageysoo lagu hoogey eysan noqo ...........yaa salaam
gaban69 4 months ago
magool ee u cod egtahay amino dhool mansha allah
goonfartankiixalay 5 months ago