Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Hees Cusub : HIMILO : TELEFOON : DIIRIYA 2010

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
47,043
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Apr 16, 2010

hees cusub telefooon
codkii . eng mahamed aadan HIMILO
erayadii: Jamaal Ali Husein JAMKA
habayntii: bahda hiddaha dhaqanka iyo dhalinyarada Ee MURTIMAAL

Category:

Music

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (24)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Maxuma,

    Inkasta oo uu himilo inaadeerkey yahay.

    Laakin diinta hasoo dhixgelinina sheekada.

    Kasoco

  • @Rashiid05 Inaadeer Qofkastoo wax wanaagsan ku dhaqaaqaba Lama waayayo mid xunoo niyada ka dila , Al Fanaan Mohamed Adan Ali Himilo aniga hadii aan iska hadlo waxaan noqonayaa Taageerayaashiisa Koobaad. Aad Baanad U mahadsantahay.

  • bismilahi raxmani raximiiiiiiiin kama xiiso dhacayoba heestan waa sanad iyo badh ayaan dhagaysanayaa waxa ku jira ee isoo jiidanaya waan garan lahay wali................

  • Asxaabta Eage143, Suldan59, Lancome2011, Diiriye99, Super Barkhad, Xirsi, iyo kuwa kaleba; runta xaqa aad ka sheegteen heesta waa xasanaad uu Ilaahay idiin ogyahay. Waxa la yidhi qofka walaalkii ee dedaalay hadal fiican ku yidhaahda Ilaahay baa isagana danahiisa u kordhiya. Hadaanad wax fiican ka odhan karin iskaga aamus!. Laakiin Ilaahay baa garta yaqaane; waar ma heestanay xaasidayaan; HIMILO iyo Abwaankuba Kun jeer mahadsanidiin.

  • Maansha Allah Himilo, waxaasaa heesa. Runtii dadku aad bay ula dhaceen heestani. Qolooyinkan hoosta wax ku soo qoray ee leh af Soomaliga Inanta waa in lagu badelaa yarta kkkkkk, waa hees ereyada si farshaxanimo ah loo dhigay oo laxan cajiiba iyo cod cajiiba heshay oo ereyadu ay dareen qaadayaa. Xaasidnimada dhega cad waxba kuu tari maysoo Ilaahay baa ku cadaabayee u hibee Fanaanka heestiisa macaan axyaa HIMILO, thanks Abwaankana. Ilaahay haydin daayo, cadowgana ha rigaaxo! il iyo cawriba la'ada

  • allaw himilo deeso

  • himilo sxb aad iyo aad ayay ii taabatay Heestan

  • Himilo Ninka Keliya ee Bedelay HOboladiii Waabari eee Fanka ka Gaboobay ,,, Heeso Midho fiican, Codmacaan, Iyo Suurad wACAN , Hanbalyo baan KU leenahay Fanaaan. wwwwwwwww Axsan Fanaan

  • @Diiriye99 Run baad sheegtay Diirye Hadalkiiba adaa u dhameeyay .... lol... intaa ugu daa

  • Hadalkaa macaanee telefoonku hagayaa wooooooooooooooooooow.

    kuwan hoosta wax mal-maluuqay ee siyaasada iyo boorasha isku darayana waxan leeyahay ka naxa oo nafta waaya Fanaanka iyo Abwaankuba waa real Somalilanders VIVA baanu leenahay . siyaad bare iyo kuwa xabashiisa caabudana GO TO HELL baanu leenhay.

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more