Hees-Waxa loo roorayaa waa rag
Loading...
9,866
Uploader Comments (mdeeq16)
see all
All Comments (7)
-
WALEE WAXA RAANTA LOO FEERAYA WAA RAG WAXA CADARKA LA ISKU RUSHAANA WAA RAG BEEN MAAHAN TAASNA ANAA RAG U EHE
-
WAXA DUNIDA ROORKA KU RIDAY WAA RAG, WAXA ROGAY REERAHA BUR BURIYAY WAA RAG.. WALEE BEEN MAAHAN ANAA RAG EHE
-
rabigeen kuwuu taliya yidhi waa rag
-
Adduunka ragga ragey .
Irak , somalia pelastina . Sudan
kuwaas camal
-
waa ruun kuwa quruxda naku raacaya waa rag been mahan heestaan waxeey ka hadleysa sida dhabta ah ee raga somaliyeed u dhaqmaan iska dhaafa waxaas rago waxaa qofka lagu raca lasoni not qurux loooooooool
-
waxaa dhibka wada aduunka waa rag
-
Wooooooooooow
Nice
Loading...
Dhamaan Bulshada Soomaaliyeed waxay soo diri karaan Figradooda Heesahan ku saabsan By Mohamed Dek Abdalla
mdeeq16 3 years ago