Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Julia waa Gabadh Maraykan ah Waxay bartaa luuqada Soomaaliga (Julia Is American Girl and she speaks somali better than Somali Americans.)

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
86,885
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Nov 30, 2008

waa gabadh maraykan u dhalatay laakiinisku taxalujisa in ah barato luuqada soomaaliga We are proud waanu ku faraxsanahay in ay luuqadayada isku taxalujiso barashadeeda,

  • likes, 1 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (72)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • WAASAX WAXAY LUUQADA UBARA NEEYSO MAAHAN RABITAAN AFKEENA EE WAA RUUFI YAANAD DADKAAN LEH MAAHANA WAXAAN LEE NAHAY HADII IDIN KU AADNAA DAL LAHAYAN INAGAA LEH

  • qoftan say u badantahay wa qof ay dowlada marekanku ku tashaynayan u sir doon ah ...war somaaliyeey hordada kakaca fadlan

  • kuwa dhahaya wa jasoosada, war maxaa laga jajoosa wadanba malahed, ... anyways thanks suleeka for showing respect for our culture, keep learning somali, waa luuqad qurux badan.

  • Maxaad ubaratay afsoomaaliga? ... seedku ogaatay inaan doqon ahay?....war ileen balaayo...is aruuri

    Jie

  • @yones36 looooooooooool inta qof adiga oo kale u fakaraayo sxb wadankeena waxba kama hagaagayaan somalise maxaa laga basaasaa ayaga dadka ugu liitee gypsy waxba ma dhaano sxb ee dadka afsoamliga hakaa bartaan illeen comments kaaga waa la arkaayaa qofnaka niyada ayaa ka jabi kartee

  • midkaan dhahaaya waa basaasad maxaa lagaa basaasayaa soomaalidu iyagaaban sir laheeyne, kkkkkk waxba ma qarsadaan waxaa dilooday qabiil waad aragtaan ninba ninka kale ayuu cadaw ku yahay, ok gabadhaan oo kale waxeey caawineeysaa dumarka soomaaliyeed ayeey turjubaan u noqoneeysaa markey isbitaallada joogaan iyo meelaha kale ee muhiimka ah tan kale waa fursad ay soomaalidu ku fahmi karaan dadka kale ee ajnabiga ah,

    annagu ingiriirka waan ku hadalnaa ee muxuu nagu taraa maxaan basaasnaa kkkkkkkkkk

  • waa basaasad rabtaa masakiinta somaliyeed inay galaafato.

  • im learning somali also. i am biracial black and white. goin back to minnesota soon and ill be learning my somali in no time. no wonder all these white girls are learning somali they fuckin these fine ass men hehe :)

  • waxay bartaa luuqada soomaaliga qalad weeye, ee waxay barataa ka dhiga sxbayaal.

  • Suleeqo ayey Soomalida mararka qaarkood ugu yeeraan gabadhaas.

    Ma,waxay waayeen magac Soomaali oo dhab ah?

    Mashaakil ka waxa uu yahay waa dad magacyaddoda intooda badani uu carabi yahay.aniga ayaa u hayo magac dhah ah oo Soomaali sida cosobo,canbaro,idil iwm.

    Soomaaliyey iska bedela magacyada carbeed oo aad wadataan, ee labaxa magacyo Soomaaliyeed oo dhab.

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more