Hees Somali - Kooxda Ilays

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
5,166
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Apr 11, 2008

Kooxda Ilays

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Uploader Comments (dalmar46)

  • Saaxib dalmar waad ku mahadsantahay dadaalka aad ku jirto noona jeclaysiinayso deegaanka aan ka soo jeedno waxaan kaa codsan lahaa ma haysaa cajal muuqaalka Jigiga ah haddad hayso noosoo gali walaal. teeda kale Adigu ma reer Jigjigaad tahay? waayadan waad naga gaabisee walaal kuwa kale noo soo gali adoo mahadsan.

  • Walaal ma ahi reer Jigjiga lakin kama dheeri, waxayn ahay reer Hargeysa. Waa runtaa baryahan waxba sooma gelin waa dvd ram recorder ayaan raadinaya barnaamij kuwa badalo computer. Convert DVD RAM to computer. Inshallah dhakhso ayaan dhowr heesood u soo gelin, maalin walba ET Television waan duubay qabyta Af Somaliga kolay Jigjiga waan heli karo mashakilku waa conversion, awal waxaan isticmaali jidh VCR then transfer DVD then comouter. This is long process. Waan dadalaya Thx

see all

All Comments (3)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • sxb aadbaad ugu mahadsantahay inaad soo galiso heesha kililka 5aad

    Waxaan xaga sare ku arkay adoo leh waxaa iga maqan software wixii software ah ee aad ubaahato iisoo sheeg magiciisa aniga ayaa kuusoo diraya sida ugu dhakhsaha badan .

    qof soo baxaya ayaan kuugu soo dhiibayaa lakiin iisoo sheeg emailkaga iyo telephone lagaa soo wici karo hadii ay dhacdo in qof dhawaan soobaxaya aan kkugu soo dhiibo aniga.

  • Woooooooow Mokonon waa Fanaan aan caadi ahay waxaan ku tilmaamayaa Ubaxa Jigjiga wuxxuna ka soo jeeda qoomiyada Amhara sidaan filayo wuxuuna ku luuqaynayaa hees macaan oo somali ah taasna waxay kutusinaysa isdhaxgalka ka dhexeeya qoomiyaddaha reer Ethiopia. Musikista cabdiwali Ibraahim Furinle waan aqaan reer Jigjigaan isla nahay waan u hambalyaynayaa dadaaka uu ku jiro hormarka uu ku hayo fanka somaliyed oo aan si fiican uga ifayn Dalka Ethiopia.Guul iyo Nabad ku waara.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more