somaliland 4eva new
Uploader Comments (yestomc)
All Comments (8)
-
mansha allah walal somaliland wa dawlad jirta illahayna nabad iyo isku duubnaantaa umada somaliland ha inoo siyaadiyo aamin umada kale ee somaliyeedna illahay nabad wadankooda ha u ga dhigo aamin somaliland 18 may 2010 somaliland ha jirto
-
Mansha allah ilahow nabada noo siyadi hadanu nahay rer sland. I can wait to visit Sland.
-
wow nice song and pics thnkz for posting this
-
adunidan xaq udirin kow somaliland dalkeeda lagu daqaa nabad wacan imeedan dareemen calankooda dul sudhan miyay dan dareemen doorashada xortaa ah waa hees aad qiiro u leh thanks abwaanka sameyay jamal cali and fananka qaada cabdi diini and all somalilanders allahow somaliland nabadaa u siyaadi amiiin
viva somliland
-
somaliland are more beautiful then i though cant wait til the day i visit hargaisa
-
nice Video, wuu marayaa.............got five stars from my heart
-
waaaaaaaaaaaw.
somaliland marwalba waxbaa usi kordhaya.
mahadaa ilaah baa iska leh iyo shacabka dahabigaa ee nabada jecel ee somaliland.
thanks yestomc,runtii vid qurxoon baad soo saartay,hawsha halkaa kasii wad
guul iyo gobanimo somalilanbaa leh
-
well done yestomc bro
woooooooof
somaliland Ha Nolaato
mr. goodirka thanx sxb
yestomc 2 years ago
thanx Mr. Qooqane65 and DIBJIR1 somaliland will neva let down
yestomc 2 years ago