horta juhalanimada hala'iska daayo war bisha ramadan iyo wixi risboonsar iskugu kaa soo hagaajiyay aaba ah inad habaar qabto miyuu habaaray war horta is weydii 30kaa beri faa'idada kujirto oo ku dhaafto iyo risboonsar aad hesho yaa daran, tan labaad hadad sameyso cuqubada kaa raacdo waligaa kuma deeyneeso, hade waa hadaad sameyso ee cuquba ka raceyso lama oran muxadarada sidagan haloo dhageysto yaanan meelakale lagu kala cararine
yaa wadaada yiri imaada waddamada reer galbeedka, suaashayda2aad ma diin faafin bay u yimaadeen mase risiq mase nabad gelyo ayey soo doonteen .hase ahaatee intooda badan nabadgelyada waddanka ma ka taliyaan
savana hadaan somalia nahay waxaa faceen naga reebey hunsiino la'aan
Sheekha xumaan uma dhihin ee wuxuu ka hadlay nasiib daradeeda bes allahu waclam
haniyey1 2 days ago
horta juhalanimada hala'iska daayo war bisha ramadan iyo wixi risboonsar iskugu kaa soo hagaajiyay aaba ah inad habaar qabto miyuu habaaray war horta is weydii 30kaa beri faa'idada kujirto oo ku dhaafto iyo risboonsar aad hesho yaa daran, tan labaad hadad sameyso cuqubada kaa raacdo waligaa kuma deeyneeso, hade waa hadaad sameyso ee cuquba ka raceyso lama oran muxadarada sidagan haloo dhageysto yaanan meelakale lagu kala cararine
savana866 1 week ago
Sheekhoow suaal ayay gabadha ku weydiisee maxaa carada iyo habaarka kaa keenay Rasuulka csw marka ay asxaabta suaal weydiin jireen si tartiib iyo fahamsiin oo nasteexo la socoto ayuu ugu jawaabi jirey
MrGaladi1 3 weeks ago
masha allah
sweetsomalious 1 month ago
shiikhu meeshuu kahadlay ma iidin fahmin wuxuu dareensiin inay allah wajibkiisu uukaweeynmy risboosar wadan lagu galayo soonka wxaa lagu glayaa janada ilaahay oo lagu waa rayo laakiin wadangaalo waxaad joogtaa waa in yar cimrigaagu hagaaro intuu doono waala dhiman waxa loo baxsanayo waa camalka aad sameeyso.risboosar lahely laguma basanayo aakhiro.
anigos 1 month ago
yaa wadaada yiri imaada waddamada reer galbeedka, suaashayda2aad ma diin faafin bay u yimaadeen mase risiq mase nabad gelyo ayey soo doonteen .hase ahaatee intooda badan nabadgelyada waddanka ma ka taliyaan
tahlaable 1 month ago
yaa dadka habaar dhahay waa yaabee subxaana laaaaah. wayka shalaanaysaa su'aasha ay waydiisay .... yaaaaaaaaaaaaaab
maslax010 3 months ago