Amina, Sahra, Mooge & Jubba
Uploader Comments (dalmar46)
Top Comments
-
Ku raaxaysta heesaha, hadalkana yareeya. thans.
-
xariirre thxs inaad soo qorta heesta mid si sahlan lagu fahmi karo maaha
All Comments (81)
-
sahra ahmed maskaxadaay ka badataay walhaay qali uu daa boqrada fanka
-
hacow waa doqon markaa waxaay uu jedaa doqon yohow
-
ax ax ax Codka Idilay viiva my Jubbba . Aaan Hoos Udaadago >>> Haasaawahii Beri >>> Hambalyadu Ku Dheehneed >> Hiloowgii Kalgacalnimo >>> Hurdadiiba IHurdadiiba ga Guur -- Iga Guuur
-
@dhuungal ,iyo qaar kalo la mid ah, fadlan joojiya faalad aan fiicneyn ee salka ku heysa 'QABIIL' it is 21 century wake up u guyz b litterate and tend to b optimistic. thanks
-
Thanks dalmar for posting this wonderfull video,its remind me when i was youung
-
habloyahow hamiga guur waa howlo badanyahay waana lama huraanada
raga iyo haweenku ba hirashada u leeyihin hana qaad ku gaadhen
kalhore iyo hadeertana qabiilka ka qalbiil hido soo jireyna hadal baa ka tagnaa hadana laguma kala hadhin
aan hoos u daadago haasawihi bari hambalyado ku dheenayd hilowkii kalgacaylnimo
hurdadii baa hurdadii baa naga guurtay naga guur hurdadii baa hurdadii baa naga guurtay
-
reer koonfuureeed nacadal ayaa ku taal iidinka iyo kiwii idin dhaley iyo waliba adoogiin. bal macno keena bal hadaladaaasi maskaxdiina ma laga heli karaa. xeee haysaa xeee shiigi. waa dhuusoooyaaa . waa xarooooyaa. nacadal ayaaa idinku taal. malintaaad idin baraney ayaanu qomameynaa
-
JUBA waabuu iska yahay haacoow
-
Waxay qayb ka ahayd riwaayaddii Beeney Waa Run, original-ka waxaa iska lahaa Sahra Dawo iyo Xabiiba Xasan Tooxow, 1986 qoladaan waaweynka ah mar dambe ayey bililiqaysteen, sidoo kale Mooge waa copy booskiisa waxaa leh Samatar, inta kale fannaaninta waa sax, waxaa la duubay video-gan hillaaddii 1989 ama 1988 midkood waana Jabbuuti meeshu. Abwaan Dacar ayaa leh oo sameeyey, laakiin abwaanno fara badan ayaa goob joog ka ah.
-
hacow waa doqon
Dalmar sxb waad ku mahadsantahay contributionka hagarlaanta ah ee aad ka geysatay soo uruurinta riwaayadan qaaliga ah....... thanks bro...
daacadable 2 years ago
Adiga ayaa muddan - Welcome
dalmar46 2 years ago