Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Muuqaalka Dagaalkii Jabhadii USC 1991 2/2

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
24,270
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Link to this comment:

Share to:

Uploader Comments (RegionalSomTV)

  • Dadka aduunka ku nool waxay leeyahay taariikh ka hadasha jiri taankooda dad nimo ama ha ahaato taariikhdaa mid xun ama mid fican oo soo marta waxaa markaa loobaahan yahay in taariikhda loo gudbiyaa jiilka jiilkiisa sidii la isaga dhaxli lahaa. Soomaalida waxay ku faantaa in taariikh wanaagsan ay leedhaay mid xun iyo mid fiican

  • Dadka aduunka ku nool waxay leeyahay taariikh ka hadasha jiri taankooda dad nimo ama ha ahaato taariikhdaa mid xun ama mid fican oo soo marta waxaa markaa loobaahan yahay in taariikhda loo gudbiyaa jiilka jiilkiisa sidii la isaga dhaxli lahaa. Soomaalida waxay ku faantaa in taariikh wanaagsan ay leedhaay mid xun iyo mid fiican

Top Comments

  • I was born 1990 and have never been in somalia, but it hurts me to see my people suffer like that. Even worse is when I read some of the comments here. Some of you are laughing writing LOL, and hawiye should be kept in zoo and so on. People like you should be hanged by their balls. How can you laugh when you can see your brothers and sister dying of hunger. I don't care about qabil, but one thing i know for sure is that people like you have a special place in hell.

see all

All Comments (23)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Hawalahi hawiye waa nacaas.....waxkale ma hayo..

  • @KAMANEFlSO Doqon xuna baa tahey orod wax iskula har xishood ilahey dumar buu kaa dhigaye' bal gadaal u eeg somali ragii dagaalamey hal nin kama noola' shacabkiina waa wada qaxooti'

    hawiye iyo darod dagaalkoodii waxaan qaxooti aheyn iyo gaajo lagama faaiidin'

  • ALL somalida meesha ku doodeysa' ragaan aad leedihiin waa geesiyo ama libaax. ma ahen geesi maxaa yeeley geesi macnihiisa ma fahansanid' geesi waxaa la dhahaa ninkii dhulkiisa iyo dadkiisa iyo diintiisa dufaaca lakin halkee lagu arkey geesi burburiyey wadankisii xasuuqey dadkiisii' ALL THEY ARE LOSERS' faaiido only waxaan helney qaxooti iyo gaajo iyo in aduunka nalaka naco uuuuuuuuuuf ordaya xishooda CEEBTIINA

  • WARIYE KA WAR XUMA SHEEG BADAN OO HADANA CEEBEENAYA JANANKII AMA LIBAAXIII AFRIKA ALLA XUMAAA WARIYAHAAAN KUMUUU AHAAA MA LAX BUU WASI JIRAY MISE WAA ABGAAL PAQLAND RAAC AH SHITY DHEH

  • Caydiid sabuun cune nin walan buu ahaa madaxa wax weyn dhiman yihiin dadkoo dhan waa og yihiin waxan soo adeegsadey Qabiilka idoorka oo siyaasadyey maanta se way ogaden hawiye in la use gareyey oo talo faro ka hadey markey dhibkii beesha hawiye ku dhacey ayna dadkii kale ee somaliyeed ay xasuuqen nabsi baa ku habsadey oo ilaa manta ku socda, caydiid mudo 5 sano gudaheed ban lagu diley oo caloosha xabad loga dhuftey uu u dhintey magac xumo iyo aayo daro uu badey dadku ka dhashey iyo somaliweyn

  • Ummad aan la garanayn waxay u dagaalamayeen iyo waxa uu hadafkoodu yahay. Allow ummaddaan dariiqa saxdaa ku toosi adaa abuurteee aaamiin

  • hawiyoow siyaad waa idiin roonaa deegaa nadiinii buu idiin dhisay deegaan kii uu kasoo jeedayna muu dhisin laakiin adinkii baa iska dunshey deegaa nadiinii oo bililiqaystay adeeg yadii bili aadmiga uu u baahnaa xafiis yadii dawlada waad degteen iyo jaamacadihii iskuuladii meelihii shacabka loogu adeegi lahaa muqdisho sidaad la arkay baad ka dhigteen wax walboo umada soomaaliyeed dhaxal u lahayd baad iibiseen oo dhoofiseen taariikhdii soomaaliyeed

  • respect gen caydiid from somaliland . waan ogahay faqash darood u raaaye in ay ka xun yahiiin tariiikhda iyo geesinimada caydiid waayo waa ninkii utanga u direy

  • ALLA YA RAXMA ABTIGEY CADIID ILAHOW JANATUL FARDUUS GEEY

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more